{"id":54431,"date":"2020-01-17T11:36:01","date_gmt":"2020-01-17T11:36:01","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=54431"},"modified":"2020-01-17T11:36:01","modified_gmt":"2020-01-17T11:36:01","slug":"14-qof-oo-lagu-dilay-dagaal-ka-dhacay-dalka-mali","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2020\/01\/17\/14-qof-oo-lagu-dilay-dagaal-ka-dhacay-dalka-mali\/","title":{"rendered":"14 Qof Oo lagu Dilay Dagaal Ka Dhacay Dalka Mali"},"content":{"rendered":"<p>Koox hubeysan oo mootooyin watay ayaa 14 qof ku dilay magaalada Siiba oo ku taal bartamaha wadanka Maalin ee Galbeedka Qaaradan Afrika siday ay sheegeen qaramada midoobay.<\/p>\n<figure class=\"wp-block-image size-large\"><img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" class=\"wp-image-328858\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/MAALI.jpg?w=696&#038;ssl=1\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" srcset=\"https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/MAALI.jpg 960w, https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/MAALI-380x214.jpg 380w, https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/MAALI-768x432.jpg 768w\" alt=\"\" \/><\/figure>\n<p>Weerarkan oo dhacay hiirtii waaberi ee shalay oo khamiis ahayd ayaa la sheegayaa inuu salka ku hayo arrimo qabiil iyadoo Kooxda falkan gaysatay oo ka soo jeeda qabiilka Dozo ayaa sidoo kale dhaawacay labo qof iyagoo gubay guryo, islamarkaana qaatay xoolo tiro badan.<\/p>\n<p>Xiisad colaadeed iyo dagaalo joogto ah ayaa u dhexeeya qabiilada Fulani iyo Siba ee bartamah wadankaasi Maali.<\/p>\n<p>Wadanka Maali ayaa tan iyo sanadkii 2012kii waxaa ka socda dagaalo qowmiyadeed iyo dagaalo u dhexeeya ciidamada dowladda iyo kooxaha islaamiyiinta.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Koox hubeysan oo mootooyin watay ayaa 14 qof ku dilay magaalada Siiba oo ku taal bartamaha wadanka Maalin ee Galbeedka Qaaradan Afrika siday ay sheegeen qaramada midoobay. Weerarkan oo dhacay hiirtii waaberi ee shalay oo khamiis ahayd ayaa la sheegayaa inuu salka ku hayo arrimo qabiil iyadoo Kooxda falkan gaysatay oo ka soo jeeda qabiilka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":17,"featured_media":54432,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-54431","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/gfgfgf.png?fit=595%2C329&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-e9V","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54431","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/17"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=54431"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54431\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":54433,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54431\/revisions\/54433"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/54432"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=54431"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=54431"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=54431"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}