{"id":54413,"date":"2020-01-16T10:03:29","date_gmt":"2020-01-16T10:03:29","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=54413"},"modified":"2020-01-16T10:03:29","modified_gmt":"2020-01-16T10:03:29","slug":"wasiir-iyo-masuuliyiin-ka-tirsan-maamulka-puntland-oo-lagu-weeraray-buuraha-gobolka-sanaag-iyo-gaadiid-laga-gubay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2020\/01\/16\/wasiir-iyo-masuuliyiin-ka-tirsan-maamulka-puntland-oo-lagu-weeraray-buuraha-gobolka-sanaag-iyo-gaadiid-laga-gubay\/","title":{"rendered":"Wasiir Iyo Mas\u2019uuliyiin Ka Tirsan Maamulka Puntland Oo Lagu Weeraray Buuraha Gobolka Sanaag Iyo Gaadiid Laga Gubay"},"content":{"rendered":"<p>Faahfaahin dheeriya ayaa ka soo baxaysa, weerar kooban oo shalay ka dhacday degaanka Ulxeed oo\u00a0ka tirsan Buuraleeyda Calmadow, gaar ahaanna dhulka loo yaqaanno Macagta ee hoos yimaada gobolka Sanaag.Wararka halkaasi laga helayo, ayaa sheegaya in dableey hubaysan oo u dhashay degaankaa, ay shalay weerar ku\u00a0qaadeen Wasiir\u00adku\u00adxigeenka Warfaafinta &amp; mas\u2019uuliyiin kale oo ka socday Maamulka Puntland oo marayay\u00a0nawaaxiga Ulxeed, kuwaasi oo dadka degaanku ku eedeeyeen in ay la socdeen niman Caddaan ah oo macdan ka \u00a0baadhayey buuraleeydaasi.\u00a0Dableeyda hubaysan ayaa rasaas culus huwiyay gaadiidkii ay wateen Wasiir ku xigeenka &amp; mas\u2019uuliyiinta kale,<br \/>\ninkastoo aan la soo werin wax khasaare nafeed ah oo ka dhashay weerarka, haddana mas\u2019uuliyiinta la wareeray\u00a0ayaa goobta uga cararay gaadhi nooca loo yaqaan Land\u00adcruiser Pick up \u201cCABDI BILE\u201d, kaasi oo markii dambe ay\u00a0gubeen dableeydii weerartay.<br \/>\nSaraakiil ka tirsan laamaha Amniga Puntland ayaa weerarkaasi ku tilmaamay mid argagixiso oo ay geysteen\u00a0dableey Shabaab ah, balse dadka degaanka ayaa beeniyay in Al\u00adshabaab weerarka ka dambeeyeen.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Faahfaahin dheeriya ayaa ka soo baxaysa, weerar kooban oo shalay ka dhacday degaanka Ulxeed oo\u00a0ka tirsan Buuraleeyda Calmadow, gaar ahaanna dhulka loo yaqaanno Macagta ee hoos yimaada gobolka Sanaag.Wararka halkaasi laga helayo, ayaa sheegaya in dableey hubaysan oo u dhashay degaankaa, ay shalay weerar ku\u00a0qaadeen Wasiir\u00adku\u00adxigeenka Warfaafinta &amp; mas\u2019uuliyiin kale oo ka socday Maamulka Puntland [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":17,"featured_media":54414,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-54413","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/vddf.png?fit=624%2C357&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-e9D","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54413","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/17"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=54413"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54413\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":54415,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54413\/revisions\/54415"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/54414"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=54413"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=54413"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=54413"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}