{"id":5424,"date":"2015-02-07T11:26:40","date_gmt":"2015-02-07T11:26:40","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=5424"},"modified":"2015-02-07T11:26:40","modified_gmt":"2015-02-07T11:26:40","slug":"madaxweynaha-dhawr-iyo-sagaashan-jirka-ah-ee-dalka-zimbabwe-robert-mugabe-ayaa-xafladii-soo-dhawayntiisa-iyadoo-lagu-gudo-jiro-ka-duulay-minbarkii-uu-salaanta-ka-qaadaynayay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/02\/07\/madaxweynaha-dhawr-iyo-sagaashan-jirka-ah-ee-dalka-zimbabwe-robert-mugabe-ayaa-xafladii-soo-dhawayntiisa-iyadoo-lagu-gudo-jiro-ka-duulay-minbarkii-uu-salaanta-ka-qaadaynayay\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Dhawr Iyo sagaashan jirka ah ee dalka Zimbabwe Robert Mugabe, ayaa xafladii soo dhawayntiisa iyadoo lagu gudo jiro, ka duulay minbarkii uu salaanta ka qaadaynayay"},"content":{"rendered":"<div class=\"main\">\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/Capture1.gif\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-5427\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/Capture1.gif?resize=81%2C60\" alt=\"Capture\" width=\"81\" height=\"60\" \/><\/a>Harare, (AN) Madaxweynaha Dhawr Iyo sagaashan jirka ah ee dalka Zimbabwe Robert Mugabe, ayaa xafladii soo dhawayntiisa iyadoo lagu gudo jiro, ka duulay minbarkii uu salaanta ka qaadaynayay, isaga oo laafyoonaya Is giijina ku jira, ka dib markii uu lugaha la waayay salaankana afka dhulka daray.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Kooxaha ammaanka Madaxweynaha qaabilsan iyo kooxaha xisbigiisa ah ee guul wadayntu madaxa martay, ayaa ku guul daraytay inay dhulka ka qabtaan, laakiin waxa ay markiiba dagaal ku qaadeen warbaahinta oo ay amar ku siiyeen in kufista Madaxweynaha ay ka jaraan sawirada Kamaradahooda.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/EwHI5iqXPgw\" width=\"372\" height=\"209\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span id=\"MainContent_lblArticle\"><span id=\"spnCOntent\"><\/span><br \/>\n<\/span><\/p>\n<div>\n<\/div>\n<\/div>\n<h1 class=\"story-body__h1\"><\/h1>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Harare, (AN) Madaxweynaha Dhawr Iyo sagaashan jirka ah ee dalka Zimbabwe Robert Mugabe, ayaa xafladii soo dhawayntiisa iyadoo lagu gudo jiro, ka duulay minbarkii uu salaanta ka qaadaynayay, isaga oo laafyoonaya Is giijina ku jira, ka dib markii uu lugaha la waayay salaankana afka dhulka daray. &nbsp; Kooxaha ammaanka Madaxweynaha qaabilsan iyo kooxaha xisbigiisa ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":5427,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-5424","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1pu","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5424","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5424"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5424\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5424"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5424"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5424"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}