{"id":54158,"date":"2020-01-06T14:23:28","date_gmt":"2020-01-06T14:23:28","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=54158"},"modified":"2020-01-06T14:23:28","modified_gmt":"2020-01-06T14:23:28","slug":"deg-degwasiirka-biyaha-somaliland-oo-xil-mihiim-ah-u-magacaabay-wiilkiisa-fadeexad-xun-oo-taagan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2020\/01\/06\/deg-degwasiirka-biyaha-somaliland-oo-xil-mihiim-ah-u-magacaabay-wiilkiisa-fadeexad-xun-oo-taagan\/","title":{"rendered":"DEG DEG:\u00ad]Wasiirka Biyaha Somaliland Oo Xil Mihiim Ah U Magacaabay Wiilkiisa &#038; Fadeexad Xun Oo Taagan&#8221;"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Biyaha Somaliland Oo Xil Mihiim Ah U Magacaabay Wiilkiisa &amp; Fadeexad Xun Oo Taagan. \u00a0Wasiirka Horumarinta Biyaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriye, ayaa wiilkiisa Diiriye Maxamed \u00a0Muuse u magacaabay kaaliyaha mashruuc ay ka wadashaqayn doonaan wasaaradda Biyaha iyo Hay&#8217;adda\u00a0Care.\u00a0Wasiirku waxa uu xilka wasaaradda hayay muddo ka yar hal Bil. Sidoo kale wiilka uu magacaabay kama \u00a0mid ahayn shaqaalaha wasaaradda Biyaha.Mashruucan wasaaradda iyo hay&#8217;adda Care ka wadashaqaynayaan ayaa loogu talo galay lacag aad u tiro badan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Biyaha Somaliland Oo Xil Mihiim Ah U Magacaabay Wiilkiisa &amp; Fadeexad Xun Oo Taagan. \u00a0Wasiirka Horumarinta Biyaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriye, ayaa wiilkiisa Diiriye Maxamed \u00a0Muuse u magacaabay kaaliyaha mashruuc ay ka wadashaqayn doonaan wasaaradda Biyaha iyo Hay&#8217;adda\u00a0Care.\u00a0Wasiirku waxa uu xilka wasaaradda hayay muddo ka yar hal Bil. Sidoo kale wiilka uu magacaabay kama [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":17,"featured_media":54159,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-54158","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/dttddtgefgee.png?fit=435%2C256&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-e5w","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54158","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/17"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=54158"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54158\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":54160,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54158\/revisions\/54160"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/54159"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=54158"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=54158"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=54158"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}