{"id":5411,"date":"2015-02-07T10:57:12","date_gmt":"2015-02-07T10:57:12","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=5411"},"modified":"2015-02-07T10:57:12","modified_gmt":"2015-02-07T10:57:12","slug":"murashaxa-jagada-madaxweynaha-ee-xisbiga-ucid-jamaal-cali-xuseen-ayaa-siyaasada-somaliland-u-soo-kordhiyay-qodobo-aad-u-xiiso-badan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/02\/07\/murashaxa-jagada-madaxweynaha-ee-xisbiga-ucid-jamaal-cali-xuseen-ayaa-siyaasada-somaliland-u-soo-kordhiyay-qodobo-aad-u-xiiso-badan\/","title":{"rendered":"Murashaxa Jagada Madaxweynaha ee Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen ayaa siyaasada Somaliland u soo kordhiyay qodobo aad u xiiso badan"},"content":{"rendered":"<div class=\"main\">\n<p><strong><img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/hadhwanaagnews.ca\/attached\/IMG_2BA858-585A2A-032E70-F9FEAE-0862C6-4BD4525.jpg?w=696\" alt=\"\" \/><\/strong><\/p>\n<p><strong>Hargeysa (AN) \u00a0Murashaxa Jagada Madaxweynaha ee Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen ayaa siyaasada Somaliland u soo kordhiyay qodobo aad u xiiso badan.<\/strong><\/p>\n<p><strong><br \/>\nSidoo kale waxa uu dhawaan socdaal ku tagay Xaafada Cusub ee loogu Magac daray rabbi naxariistii janno ha ka waraabiyee Marxuum Sheekh Sancaani.<\/strong><strong>Shalay oo ay ahayd Jimce ayaa waxa uu qaar ka mid ah shacabka Magaaladda Hargeysa kala qadeeyay mid ka mi ah meherada yar-yar.<\/strong><\/p>\n<p><strong>Dhinaca kale waxa uu shacabka Magaalada Hargeysa uu la raacay basaska, waxaana wakhtigaasi wehelinayay ku xigeenkiisa.<\/strong><\/p>\n<p><strong>Inta badan bulshada ayaa waxa uu kala sheekaystaa noloshooda iyo waliba waxyaabaha<\/strong><strong><span id=\"MainContent_lblArticle2\"><span id=\"spnCOntent\">ay tirsanayaan.<\/span><\/span><\/strong><strong><br \/>\n<\/strong><\/p>\n<p><strong>Dhacdooyinkan ayaa marka la isku wada daro waxa ay noqonayaan kuwo xiiso u yeelay siyaasada ka jirta Somaliland, waxaanay noqonayaan masuuliyiintii ugu horeysay ee bulshada kulamo noocan ah la yeeshay sanadihii ugu dambeeyay ee ay dalka Somaliland ka hano qaaday dimuqraadiyadu.<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (AN) \u00a0Murashaxa Jagada Madaxweynaha ee Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen ayaa siyaasada Somaliland u soo kordhiyay qodobo aad u xiiso badan. Sidoo kale waxa uu dhawaan socdaal ku tagay Xaafada Cusub ee loogu Magac daray rabbi naxariistii janno ha ka waraabiyee Marxuum Sheekh Sancaani.Shalay oo ay ahayd Jimce ayaa waxa uu qaar ka mid [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":5413,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-5411","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1ph","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5411","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5411"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5411\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5411"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5411"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5411"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}