{"id":541,"date":"2014-11-30T07:20:16","date_gmt":"2014-11-30T07:20:16","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=541"},"modified":"2014-11-30T07:20:16","modified_gmt":"2014-11-30T07:20:16","slug":"abwaan-cawaale-deeqsi-oo-magaalada-hargeysa-ku-soo-bandhigey-qaar-ka-mid-ah-suugaantiisa-uu-hal-abuurey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2014\/11\/30\/abwaan-cawaale-deeqsi-oo-magaalada-hargeysa-ku-soo-bandhigey-qaar-ka-mid-ah-suugaantiisa-uu-hal-abuurey\/","title":{"rendered":"Abwaan Cawaale Deeqsi Oo Magaalada Hargeysa Ku Soo Bandhigey Qaar Ka Mid Ah Suugaantiisa Uu Hal-Abuurey"},"content":{"rendered":"<p class=\"ecxMsoNormal\">Hargeysa( Arabsiyo.net)Abwaan Cawaale ismaaciil Saleebaan (Cawaale Deeqsi) oo ka mid ah Hal-Abuurada Somaliland oo ah Abwaan aad u da\u201dyar isla markaana ka mid ah Ardayda Wax ka barata Jaamacada Golis Ee Caasimada Hargeysa ayaa Habeenkii xaley Hotel Maansoor ee Magaalada Hargeysa ku soo Bandhigey Qaar ka mid ah Suugaantiisa,<!--more--><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">\u00a0<a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2014\/11\/cawaale-Deeqsi.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-542 size-full\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2014\/11\/cawaale-Deeqsi.jpg?resize=370%2C185\" alt=\"cawaale Deeqsi\" width=\"370\" height=\"185\" \/><\/a><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">Munaasibadan Bandhig Suugaaneedka Cawaale Deeqsi ayaa waxaa ka soo qayb galey Madaxdhaqameed,Culimo awdiin,aqoon yahano,Qorayaal,Suxufiyiin,Ardayda waxka Barata Jaamacadaha kala duwan ee Dalka iyo marti sharaf kale oo aad u tira badan<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">\u00a0Bandhig Suugaaneedkan ayaa \u00a0Hal ku dhigiisu \u00a0ahaa ABWAAN CAWAALE DEEQSI\u201dIYO HAWRAAR MURTI LEH<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\"><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2014\/11\/2.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-543 \" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2014\/11\/2.jpg?resize=388%2C292\" alt=\"2\" width=\"388\" height=\"292\" \/><\/a><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">\u00a0Abwaan Cawaale Deeqsi ayaa Munaasibadan ku soo bandhigey Suugaan kala Duwan oo aad u soo jiidatay Bulshadii ka soo qayb gashay<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">Ayaa waxaa Munaasibadan Hadalo Dhiiri galin ah ka jeediyey Abwaan Jaamac Gaashaan Cade oo Abwaan Cawaale ku amaanay Suugaanta kala duwan ee uu soo badhigay isagoo tilmamay in ay aad u soo jeedatay suugaanta iyo Hal-Abuurnimada Abwaan Cawaale Deeqsi.waxaanu yidhi:\u201dwaxaa ugu adag laga Gabyaa waa yadda \u201cAfsomaaligeeduba waa wax yar oo kooban\u201dninka yada ka gabyaa waa Abwaan aan la gaadhi Karin\u201dayaa uu yidhi Abwaan Jaamac Gaashaan Cade<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\"><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2014\/11\/3.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-544 size-full\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2014\/11\/3.jpg?resize=600%2C450\" alt=\"3\" width=\"600\" height=\"450\" \/><\/a><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">Waxaa isna\u00a0 Bandhigan ka Hadley Dr.Xujaale \u00a0oo Abwaanka ku Bogaadiyey Suugaantan kala Duwan ee uu caawa (Habeen)Hore Daaha ka Rogey<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\"><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2014\/11\/41.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-545 \" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2014\/11\/41.jpg?resize=580%2C433\" alt=\"4\" width=\"580\" height=\"433\" \/><\/a><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">Waxaa isna Munaasibadan Hadal Dardaaran iyo Ducaba iskugu jira ka jeediyey Suldaan Abu-Sufyaan\u00a0 kaasi oo Abwaan Cawaale Deeqsi kula dardaarmay in ay Suugaantiisu ku salaysnaato Maslaxada Diinta islaamka iyo dalkiisa iyo dadkiisaba Suldaan Abu Sufyaan \u00a0\u00a0waxaa hadaladiisii ka mid ahaa \u201cAbwaan Cawaale Deeqsi Ta aanu uga Baahnayn waa Taa in uu noqdo Abwaan iimaan Qaba\u201dAbwaan\u00a0 leh Dhaqan Toosan\u201dAbwaan illahay Swc ku xidhan\u201dmaaha in uu noqdo Abwaan Qabyaalad ku Gabya oo dadka kala Qaybiya \u201dCawaale Deeqsi waa in uu ahaadaa Abwaan waxaa ka soo baxyaa uu ku miisaaman yahay Maslaxada Diinta islaamka iyo dalkiisa iyo dadkiisa\u201dTaasaan kula dar-daarmayaa Cawaale Deeqsi \u201cAyaa uu yidhi.Suldaanku<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\"><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2014\/11\/5.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-546 size-full\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2014\/11\/5.jpg?resize=600%2C450\" alt=\"5\" width=\"600\" height=\"450\" \/><\/a><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">Arabsiyonews.com<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">Hargaysa Desk<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa( Arabsiyo.net)Abwaan Cawaale ismaaciil Saleebaan (Cawaale Deeqsi) oo ka mid ah Hal-Abuurada Somaliland oo ah Abwaan aad u da\u201dyar isla markaana ka mid ah Ardayda Wax ka barata Jaamacada Golis Ee Caasimada Hargeysa ayaa Habeenkii xaley Hotel Maansoor ee Magaalada Hargeysa ku soo Bandhigey Qaar ka mid ah Suugaantiisa,<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":542,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-541","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-8J","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/541","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=541"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/541\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=541"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=541"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=541"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}