{"id":5405,"date":"2015-02-07T10:50:34","date_gmt":"2015-02-07T10:50:34","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=5405"},"modified":"2015-02-07T10:50:34","modified_gmt":"2015-02-07T10:50:34","slug":"xildhibaan-ka-tirsan-baarlamaanka-kenya-oo-lagu-dilay-magaalada-nairobi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/02\/07\/xildhibaan-ka-tirsan-baarlamaanka-kenya-oo-lagu-dilay-magaalada-nairobi\/","title":{"rendered":"Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Kenya oo lagu dilay magaalada Nairobi"},"content":{"rendered":"<p><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-181130\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/11.jpg?resize=573%2C430\" alt=\"1\" width=\"573\" height=\"430\" \/><\/p>\n<p>Subaxnimadii hore ee saaka (Sabti) waxaa bartamaha magaalada Nairobi lagu diley xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Kenya oo lagu magaaabi jiray George Muchai iyo Saddex qof oo ahaa Ilaaladiisa iyo darawalkiisa.<\/p>\n<div class=\"other-ads\">\n<p>Kooxo hubaysan oo watay gaari ayaa isku horgooyey gaariga xildhibaanka xili uu mararyey wadada Kenyatta waxayna kooxdu ku fureen rasaas aad u badan oo dhamaan wadada haleeshay xildhibaanka iyo Ilaaladiisa sidaasna waxaa saxaafada u sheegay qof goob joog ahaa dhacdada falkan.<\/p>\n<\/div>\n<p><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-181129\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/geogre.jpg?resize=660%2C460\" alt=\"geogre\" width=\"660\" height=\"460\" \/><\/p>\n<p>Taliya Saldhiga Booliska Bartamaha Nairobi Paul Wanjama\u00a0oo soo gaaray goobta uu falka ka dhacay ayaa sheegay xaqiijiyey Geerida xildhibaanka iyo saddexda kale ee la socday, wuxuu kaloo sheegay in xildhibaanku ay la socdeen eheladiisa oo watay gaariga ku xigey.<\/p>\n<p>Ciidanka Booliska ayaa goobta ka qaaday maydadka afarta qof, waxayna boolisku sheegeen in baaritaan ku samaynayaan falkan lagu diley xildhibaal George iyo saddex qof ee kale.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa si kulul u cambaareyay dilkan, wuxuuna sheegay in Ciidamada amaanka ay wadaan baaritaano ay ku baadi goobayaan kuwii ka dambeeyay isla markaana lasoo qaban doono oo sharciga la horgeyn doono.<\/p>\n<p>Dhinaca kale waxaa dilkan ka hadlay xubno ka mid ah xildhibaanada Kenya oo sheegay in ay dowladda Kenya ka sugayaan jawaab iyo ficil ka hadlaya dilka xildhibaanka iyagoo sheegay in falkan aysan suurtagal ahayn in uu ka dhaco bartamaha Kenya oo hadana aan cidna loo soo qaban<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Subaxnimadii hore ee saaka (Sabti) waxaa bartamaha magaalada Nairobi lagu diley xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Kenya oo lagu magaaabi jiray George Muchai iyo Saddex qof oo ahaa Ilaaladiisa iyo darawalkiisa. Kooxo hubaysan oo watay gaari ayaa isku horgooyey gaariga xildhibaanka xili uu mararyey wadada Kenyatta waxayna kooxdu ku fureen rasaas aad u badan oo dhamaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":5407,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-5405","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1pb","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5405","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5405"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5405\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5405"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5405"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5405"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}