{"id":5393,"date":"2015-02-07T10:43:47","date_gmt":"2015-02-07T10:43:47","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=5393"},"modified":"2015-02-07T10:43:47","modified_gmt":"2015-02-07T10:43:47","slug":"khasaare-ka-dhashey-dagaal-beeleed-ka-socda-magaalada-beledweyn","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/02\/07\/khasaare-ka-dhashey-dagaal-beeleed-ka-socda-magaalada-beledweyn\/","title":{"rendered":"Khasaare ka dhashey dagaal beeleed ka socda magaalada Beledweyn"},"content":{"rendered":"<p><strong>Wararka ka imaanaya magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in maalintii labaad dagaal u dhaxeeya labo maleeshiyo uu ka dhashey khasaare isugu jirta dhimasho iyo dhaawac.<\/strong><\/p>\n<p>Ilaa shan qof ayaa la xaqiijiyey in ay ku dhinteen dagaalada, iyadoo dhaawac intaas ka badan uu ka dhashey oo ay ku jiraan dad rayid ah.<\/p>\n<div class=\"other-ads\">\n<p>Dagaalka ayaa ka socda xaafadda Howlwadaag, waxaana wararkii u dambeeyay sheegayan labadii dhinac la kala dhex dhigay ciidan.<\/p>\n<\/div>\n<p>Masuuliyinta Dowladda ee gobolka Hiiraan ayaa ugu baaqay dhinacyada dagaalamaya in ay joojiyaan colaada, iyadoo aanay jirin wax faragelin toos ah ay ku sameeyeen.<\/p>\n<p>Dagaal beeleedka ayaa ah mid soo noq noqday, waxaana hore loogu guuldaraystay in xal rasmi ah laga gaaro.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in maalintii labaad dagaal u dhaxeeya labo maleeshiyo uu ka dhashey khasaare isugu jirta dhimasho iyo dhaawac. Ilaa shan qof ayaa la xaqiijiyey in ay ku dhinteen dagaalada, iyadoo dhaawac intaas ka badan uu ka dhashey oo ay ku jiraan dad rayid ah. Dagaalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":5395,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-5393","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1oZ","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5393","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5393"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5393\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5393"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5393"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5393"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}