{"id":5386,"date":"2015-02-06T20:07:36","date_gmt":"2015-02-06T20:07:36","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=5386"},"modified":"2015-02-06T20:07:36","modified_gmt":"2015-02-06T20:07:36","slug":"golaha-wasiirada-somaliya-oo-markale-lagu-dhawaaqay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/02\/06\/golaha-wasiirada-somaliya-oo-markale-lagu-dhawaaqay\/","title":{"rendered":"Golaha Wasiirada Somaliya oo markale lagu dhawaaqay"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(AN)Xog-hayaha joogtada ah ee xafiiska Raysalwasaaraha Soomaaliya Maxamed Cali Nuur ayaa ku dhawaaqey liiska golaha Xukuumadda raysalwasaare Sharmaarke,<!--more--><\/p>\n<p>golaha Wasiiradan ayaa ka kooban 66 Wasiir, Wasiir kuxigeen iyo Wasiiru Dowlayaal. Golihii Wasiirada ee lagu dhawaaqey dhamaadkii bishii Janaayo ayaa qaar ka mid ah boosaska loo kala bedalay, Wasiirkii hore loogu magacaabey Dastuurka Nuur Faarax Xirsi ayaa loo magacaabey Dekadaha iyo gadiidka Badda, waxaana Dastuurka loo magacaabey Xuseen Maxamuud Shiikh Xuseen, waxaana uu ka mid yahay Wasiirada hadda lagu soo kordhiyey, Guuleed Xuseen Qaasim ayaa laga wareejiyey Wasaaradda Warfaafinta, waxaana la geeyey Boostada &amp; Isgaarsiinta, Warfaafinta ayaa loo magacaabey\u00a0 Xayir Maareeye oo ka mid ahaa Wasiiradii hore ee laga laabtey 12 Janaayo. Sidoo kale waxaa dib loo soo celiyey Gen. Ilkajiir oo loo magacaabey Wasaaradda Caddaaladda, Wasaaradaha cusub ee Wasiirada 5 ah loo magacaabey ayaa ah kuwo laga jarey Wasaarado kale iyo Wasaaradda Amniga oo aan horey loo magacaabin oo loo dhiibey\u00a0 Cabdirisaaq Cumar Maxamed oo horey loogu magacaabey Batroolka, Biyaha &amp; Kheyraadka Dabiiciga. Liiskan waxaa ka maqan Fahad Yaasiin Xaaji oo horey loogu magacaabey Dekedaha &amp; Gaadiidka Badda.<\/p>\n<p>Waxaa kor loo qaadey tirada Wasiiru Dowlayaasha oo la gaarsiiyey 14 Wasiiru Dowle!<\/p>\n<p>Golaha Wasiirada ee caawa lagu dhawaaqey ayaa lagu wadaa in Baarlamaanka la horgeeyo maalinta Isniinta ah ee 9 Feberaayo 2014, si codka kalsoonida loogu qaado.<\/p>\n<p>Hoos ka akhri Liiska<\/p>\n<p>Maxamed Cumar Carte Ra\u2019iisul Wasaare Ku Xigeen<br \/>\nCabdulqaadir Shiikh Cali Baqdaadi Wasaaradda Awqaafta &amp; Arrimaha Diinta<br \/>\nCabdirixhman Maxamed Xuseen Wasaaradda Arrimaha Gudaha &amp; Federaalka<br \/>\nMaxamed Aadan Ibraahim \u201cFargeti\u201d Wasaaradda Maaliyadda<br \/>\nCabdulqaadir Sh. Cali Diini Wasaaradda Gaashaandhigga<br \/>\nCabdusalam Hadliye Cumar Wasaaradda Arrimaha Dibadda<br \/>\nKhadra Bashiir Cali Wasaaradda Waxbarashada<br \/>\nNuur Faarax Xirsi Wasaaradda Dekedaha &amp; Gaadiidka Badda<br \/>\nCabdirixman Yusuf Cali Caynte Wasaaradda Qorshaynta &amp; Iskaashiga Caalamiga<br \/>\nXuseen Maxamuud Sh. Xuseen Wasaaradda Dastuurka<br \/>\nGuuled Xuseen Qaasim Boostada &amp; Isgaarsiinta<br \/>\nCali Axmed Jaamac \u201cJangali\u201d Wasaaradda Gaadiidka &amp; Duulista Hawada<br \/>\nSiciid Xuseen Ciid Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta &amp; Daaqa<br \/>\nAxmed Xasan Gaboobe Wasaaradda Beeraha<br \/>\nCabdiraxmaan Cabdi Cismaan Wasaaradda Ganacsiga &amp; Warshadaha<br \/>\nSaalax Sh. Cusmaan Muuse Wasaaradda Howlaha Guud &amp; Dib-U-Dhiska<br \/>\nSahra Maxamed Cali Samatar Wasaaradda Haweenka &amp; Hormarinta Xuquuqda Aadanaha<br \/>\nMaxamed Cumar Caymooy Wasaaradda Kaluumeysiga &amp; Kheyraadka Badda<br \/>\nMaxamed Mukhtaar Ibrahim Wasaaradda Batroolka &amp; Macadanta<br \/>\nXaawo Xasan Maxamed Wasaaradda Caafimaadka<br \/>\nCabdirisaaq Cumar Maxamed Wasaaradda Amniga Gudaha<br \/>\nMaxamed Xasan Aadan (Shaahiyow) Wasaaradda Korontada iyo Biyaha<br \/>\nMaxamed Cabdullahi Xasan (Nuux) Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga<br \/>\nMaxamed Cabdi Xayir Maareeye Wasaaradda Warfaafinta<br \/>\nCabdullahi Axmed Jaamac (Ilka-jiir) Wasaaradda Cadaaladda<br \/>\nCabdiweli Ibraahim Sh. Muudeey Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha<\/p>\n<p>Magacyada Wasiiru-dawlayaasha<\/p>\n<p>Khaalid Cali CumarWasiiru-dawlaha Arrimaha Dibadda<br \/>\nCabdullaahi Maxamed Nuur Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Maaliyadda<br \/>\nMaxamed Cali Xagaa Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Gaashaandhigga<br \/>\nBurci Maxamed Xamsa Wasiiru-dawlaha Xafiiska Ra\u2019iisul Wasaaraha ee Bii\u2019adda (Deegaanka)<br \/>\nMahad Maxamed Salaad Wasiiru-dawlaha Madaxtooyada<br \/>\nXasan Maxamed Jimcaale Wasiiru-dawlaha W. Dastuurka<br \/>\nDaa\u2019uud Cabdiraxmaan Cumar Wasiiru-dawlaha W. Amniga Gudaha<br \/>\nCabdullaahi Bile Nuur Wasiiru-dawlaha W. Waxbarashada<br \/>\nCabdirashiid Maxamed Xiddig Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha &amp; Federaalka<br \/>\nCaadil Sheegow Sagaar Wasiiru-dawlaha Xafiiska Ra\u2019iisul Wasaaraha ee Xiriirka Baarlamaanka<br \/>\nMaxamed Xasan Aadan Wasiiru-dawlaha W. Ganacsiga &amp; Warshadaha<br \/>\nShariif Maxamed Xasan Wasiiru-dawlaha Xafiiska Ra\u2019iisul Wasaaraha ee Arrimaha dib u-habaynta Maaliyadda<br \/>\nMaxamed Cabdi Xasan (Pekos) Wasaaradda Warfaafinta<br \/>\nMaxamed Xuseen Isaaq (Fanax) Wasaaradda Gaadiidka &amp; Duulista Hawada<\/p>\n<p>Magacyada Wasiirro ku-xigeenada<\/p>\n<p>Cusmaan Libaax Ibraahim Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha<br \/>\nMacalin Cali Aadan Cabdow Wasaaradda Awqaafta &amp; Arrimaha Diinta<br \/>\nXaaji Cali Sh. Maxamed Nuur Wasaaradda Arrimaha Gudaha &amp; Federaalka<br \/>\nMaxamuud Xayir Ibrahim Wasaaradda Maaliyadda<br \/>\nCabadalla Xuseen Cali Wasaaradda Gaashaandhigga<br \/>\nCabdiraxmaan Kulmiye Xirsi Wasaaradda Gaashaandhigga<br \/>\nAxmed Cali Kadiye Wasaaradda Arrimaha Dibadda<br \/>\nXaamud Cali Xasan Wasaaradda Waxbarashada<br \/>\nAxmed Cusmaan Ibraahim (Daqarre) Wasaaradda Dekedaha &amp; Gaadiidka Badda<br \/>\nCabdullahi Shiikh Cali (Qaloocow) Wasaaradda Qorshaynta &amp; Iskaashiga Caalamiga<br \/>\nCabdullaahi Yusuf Xasan (Alankey)Wasaaradda Dastuurka<br \/>\nJaamaal Xasan Ismaaciil Wasaaradda Boostada &amp; Isgaarsiinta<br \/>\nXirsi Aadan Roobe Wasaaradda Gaadiidka &amp; Duulista Hawada<br \/>\nCabdinaasir Maxamed Gaarane Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta &amp; Daaqa<br \/>\nCabdicasiis Saalax Carmaan Wasaaradda Beeraha<br \/>\nMaxamed Kheyrow Maxamed Wasaaradda Ganacsiga &amp; Warshadaha<br \/>\nMaxamed Cumar Geeddi Wasaaradda Howlaha Guud &amp; Dib-U-Dhiska<br \/>\nMuumina Shiikh Cumar Wasaaradda Haweenka &amp; Hormarinta Xuquuqda Aadanaha<br \/>\nSiciid Jaamac Maxamed Qaalib Wasaaradda Kaluumeysiga &amp; Kheyraadka Badda<br \/>\nMaxamed Axmed Kulan Wasaaradda Batroolka &amp; Macdanta<br \/>\nCismaan Maxamed Cabdi (Daallo) Wasaaradda Caafimaadka<br \/>\nCabdinaasir Maxamed Cali Wasaaradda Amniga Gudaha<br \/>\nCabdixakiin Cige Guuleed Wasaaradda Korontada iyo Biyaha<br \/>\nCismaan Aadan Dhuubow Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga<br \/>\nCabdullaahi Colaad Roobe Wasaaradda Warfaafinta<br \/>\nFahma Axmed Nuur Wasaaradda Cadaaladda<\/p>\n<p>Arabsiyomedia.com<br \/>\nMuqdisho\/office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(AN)Xog-hayaha joogtada ah ee xafiiska Raysalwasaaraha Soomaaliya Maxamed Cali Nuur ayaa ku dhawaaqey liiska golaha Xukuumadda raysalwasaare Sharmaarke,<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":5387,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-5386","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1oS","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5386","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5386"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5386\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5386"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5386"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5386"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}