{"id":53856,"date":"2019-12-24T11:52:03","date_gmt":"2019-12-24T11:52:03","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=53856"},"modified":"2019-12-24T11:52:03","modified_gmt":"2019-12-24T11:52:03","slug":"madaxweynaha-jamhuuriyadda-somaliland-oo-kulan-la-qaatay-guddida-komishanka-doorashooyinka-qaranka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2019\/12\/24\/madaxweynaha-jamhuuriyadda-somaliland-oo-kulan-la-qaatay-guddida-komishanka-doorashooyinka-qaranka\/","title":{"rendered":"&#8220;Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kulan La Qaatay Guddida Komishanka Doorashooyinka Qaranka&#8221;"},"content":{"rendered":"<p>WAR-SAXAAFADEED: 24 \/12\/2019<br \/>\nMadaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kulan La Qaatay Guddida Komishanka Doorashooyinka Qaranka<br \/>\nMadaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta xafiiskiisa kula kulmay xubnaha komishanka doorashooyinka qaranka.<br \/>\nWaxaanu madaxweynuhu xubnaha guddida uga warramay caqabada ku gedaaman qabsoomidda doorashooyinka wakiillada iyo deegaanka iyo xubnaha komishanka doorashooyinka laftooda, isaga oo ku dheeraaday ahmiyadda ay doorashooyinku dalka u leeyihiin iyo sida uu ka madaxweyne ahaan u danaynayo in degdeg looga gudbo dhammaanba wixii turaanturrooyin ah ee doorashooyinka hor taagan.<br \/>\nDhinaca xubnaha guddida doorashooyinku waxay madaxweynaha xogwarran ka siiyeen wixii u qabsoomay intii ay xilka hayeen iyo waxyaabaha mustaqbal ahaan u qorshaysan.<br \/>\nALLAA MAHAD LEH<br \/>\nMaxamuud Warsame Jaamac<br \/>\nAf-hayeenka Madaxweynaha JSL.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>WAR-SAXAAFADEED: 24 \/12\/2019 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kulan La Qaatay Guddida Komishanka Doorashooyinka Qaranka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta xafiiskiisa kula kulmay xubnaha komishanka doorashooyinka qaranka. Waxaanu madaxweynuhu xubnaha guddida uga warramay caqabada ku gedaaman qabsoomidda doorashooyinka wakiillada iyo deegaanka iyo xubnaha komishanka doorashooyinka laftooda, isaga oo ku dheeraaday ahmiyadda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":17,"featured_media":53857,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-53856","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/kkk.png?fit=496%2C296&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-e0E","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/53856","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/17"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=53856"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/53856\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":53858,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/53856\/revisions\/53858"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/53857"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=53856"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=53856"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=53856"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}