{"id":53853,"date":"2019-12-24T11:35:53","date_gmt":"2019-12-24T11:35:53","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=53853"},"modified":"2019-12-24T11:35:53","modified_gmt":"2019-12-24T11:35:53","slug":"fadeexadwasaarada-ciyaaraha-somaliland-oo-ku-fashilantay-qabashada-wareega-heerka-1aad-ee-burco","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2019\/12\/24\/fadeexadwasaarada-ciyaaraha-somaliland-oo-ku-fashilantay-qabashada-wareega-heerka-1aad-ee-burco\/","title":{"rendered":"\u201cFadeexad\u201dWasaarada Ciyaaraha Somaliland Oo Ku fashilantay Qabashada Wareega Heerka 1aad Ee Burco\u201d"},"content":{"rendered":"<div class=\"newscontent\">\n<p>December 22 keedii waxaa Garoonka Alamzey stadium ee magaalada burco waxaa laga furay,wareeg loogu yeedhay ciyaartoyda heerka 1aad oo isuduwaha wasaarada dhalinyarada iyo ciyaaraha gobolku hogaamiye ka yahay<br \/>\nmarar dhawr waxaa garoonka yimi wasiirka wasaarada ciyaaraha somaliland iyo agaasimihiisa waxayna ku eedaameen erayo ah in burco sida gobolka sool oo kale wareegu uga qabsoomi doono December 22 markuu kasoo dhamaado sool sidii lawada ogaa<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"8d29a5b4a09270855257ae871fb3e4c7\" data-index=\"3\"><\/div>\n<p>kooxii ciyaartooyda ahaa ee ka dhisnaa gobolka togdheer waxay judi iyo dadaal ku bixiyeen sidii ay uga soo dhex muuqan lahaayeen gobolada dalka Somaliand<br \/>\nbalse nasiib daro markii ay soo gaadhay wakhtigii lala balamay waxay waayeen dhadhaqaaqii iyo diyaar garowgii ay ku jireen Ciyaartooydii waxa uu sheegay isuduwaha wasaarada ciyaaraha gobolka toghdeer in sidii gobaladii aanu ahayn wareegoodu uu ka duwanyahay haday live noqoto iyo hadii kaleba ,iyagoo ixtiraamaya dawladooda iyo masuuliyiinta wasaaradoodaba waxay dhaheen, maxaa dhacay ee aanu dhinay miyaanan dhalin yarada gobolada kale la mid ahayn?<br \/>\n,wuxuu isu duwuhu noogu jawaabay qas ayaad ka shaqaynaysaan adeer wuu bilaabmayaa wareegu\u2019 sidii ayaanu ku bilaabmay waxaana ciyaartii furitaanka yimi xoghayaha dawlada hoose burco iyo isuduwaha ciyaaraha gobolka togdheer oo qudha,<br \/>\nwasiir ma iman<br \/>\nagaasime ma iman<br \/>\nBadhasaab ma iman<br \/>\nMaayir ma iman<br \/>\nTaliye qaybeedma iman<br \/>\nxaalku halkaas ayuu maray waxaanu mar wada qadnay heestii ahayd \u201d<br \/>\n\u201dmaxaa dilay hankaygii hogaankaan lahaan jiray\u201danagoo ugu danbayn go aansanay inaanan ka qayb galin wareega aanay ka muuqan dhiiri galintii iyo is garab taagii aanu mudnayn maanta hadanu nahay Kooxahan hoos ku qoran ee ugu waaweyn gobolka togdheer\u2019 waxaanu cid walba u cadaynayna inaan wareegaa loo dhamayn\u201d<br \/>\n\u20181-Kooxda Xidigaha Burco<br \/>\n2-Kooxda Naadiga ciidanka asluubta<br \/>\n3-Kooxda Hodan qaylo<br \/>\n4-Kooxda Gaashan<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>December 22 keedii waxaa Garoonka Alamzey stadium ee magaalada burco waxaa laga furay,wareeg loogu yeedhay ciyaartoyda heerka 1aad oo isuduwaha wasaarada dhalinyarada iyo ciyaaraha gobolku hogaamiye ka yahay marar dhawr waxaa garoonka yimi wasiirka wasaarada ciyaaraha somaliland iyo agaasimihiisa waxayna ku eedaameen erayo ah in burco sida gobolka sool oo kale wareegu uga qabsoomi doono [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":17,"featured_media":53854,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-53853","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/sisolx.png?fit=658%2C447&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-e0B","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/53853","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/17"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=53853"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/53853\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":53855,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/53853\/revisions\/53855"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/53854"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=53853"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=53853"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=53853"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}