{"id":53842,"date":"2019-12-24T09:34:29","date_gmt":"2019-12-24T09:34:29","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=53842"},"modified":"2019-12-24T09:34:29","modified_gmt":"2019-12-24T09:34:29","slug":"madaxii-shirkadda-boeing-oo-shaqada-lagaga-eryay-sababo-la-xidhiidha-burburkii-diyaaradda-737-max","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2019\/12\/24\/madaxii-shirkadda-boeing-oo-shaqada-lagaga-eryay-sababo-la-xidhiidha-burburkii-diyaaradda-737-max\/","title":{"rendered":"Madaxii Shirkadda Boeing Oo Shaqada Lagaga Eryay Sababo La xidhiidha Burburkii Diyaaradda 737 Max"},"content":{"rendered":"<div class=\"left-column-single\">\n<div class=\"image-holder\">\n<div class=\"image_shaddow\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/burcoonline.com\/assets\/images\/utility\/thumb-shadow.png?resize=210%2C5&#038;ssl=1\" alt=\"\" width=\"210\" height=\"5\" \/><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<div id=\"article_body\" class=\"body\">\n<strong>Shirkadda sameysa diyaaradaha ee saldhigeedu yahay dalka Mareykanka ee Boeng ayaa shaqada ka eriday<\/strong><strong>madaxa shirkaddaasi, Dennis Muilenburg, si loo badbaadiyo sumcadda shirkaddaasi ka dib markii laba jeer oo<\/strong><strong>ay burburtay nooc ka mid ah diyaaradaha ay shirkaddaasi sameyso ee 737 Max In kabadan 340 qof ayaa<\/strong><strong>shilalkaasi ku dhintay, waxaana shilalkaasi ka dhashay shaki ah in ay jirto cillad weyn oo haysata nooca<\/strong><strong>diyaaraddaasi, waxaana shirkaddaasi lagu eedeeyay in ay faa\u2019iidadeeda ganacsi ka doorbidday badqabka dadka<\/strong><strong>isticmaala diyaaradaha ay sameyso.<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong>Qoysaska dadkii ku dhintay shilalkaasi ayaa soo dhaweeyay in shaqada laga eryo Muilenberg balse waxa ay<\/strong><strong>durbaba shaki ka muujiyeen ninka lagu baddalay oo muddo dheer isna ka tirsanaan jiray maamulka sare ee<\/strong><strong>shirkaddaasi Shirkaddaasi Boeing ayaa baaritaanno iyo cadaadis ba\u2019an la kulmeysay tan iyo markii laba<\/strong><strong>diyaaradood oo ah nooca 737 Max ay burbureen muddo shan bilood gudahood ah, kuwaa oo ku kala burburay<\/strong><\/p>\n<div id=\"middle_article_campaign\"><\/div>\n<p><strong>waddamada Induniisiya iyo Itoobiya Isticmaalka diyaaradaha nooca 737 Max ay markiiba la hakiyay dunida oo<\/strong><strong>dhan.<\/strong>&nbsp;<\/p>\n<p><strong>Cillad farsam<\/strong><strong>Dhammaadkii bishii Septembar ee sanadkan, baaritaan la sameeyay ka dib waxaa lagu ogaaday in diyaaradaha<\/strong><strong>nooca Boing 737-ng lagu arkay dildillaac qaybaha sare ee diyaaraddaasi Marki uu warkaasi soo if baxay wixi<\/strong><strong>ka dambeeyey wakaaladda ammaanka diyaaradaha u qabilsan dalka Mareykanka ayaa amar ku bixisay in<\/strong><strong>diyaaradaha noocoodu yahay Boing 737-ng baaritaanno degdeg ah lagu sameeyo.<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong>Wakaaladda dalka Mareykanka u qaabilsan dabagalka duullimaadyada ayaa sheegtay &#8220;diyaarado in mudda ah<\/strong><strong>shaqeynayey marki la damcay in dib u habeyn lagu sameeyo in lagu arkay dildillaac ku yimid jambiga kore ee<\/strong><strong>diyaaradaha\u201d Diyaarado dhawr ah oo baaritaanno kaa la mid ah lagu sameeyey waxaa iyaguna lagu arkay<\/strong><strong>calaamadaha dillaaca oo la mid ah kuwilagu arkay diyaaradahi hore oo baaritaanka lagu sameeyey<\/strong><strong>Balse waxay khubaradu sheegeen inaan diyaaradahan laga helin cilladdi sababta u noqotay iney laba<\/strong><strong>diyaaradood oo uu noocoodu yahay Boing 737 iney burburaan Shirkadda Boeing waxay sheegtay shirkadaha<\/strong><strong>diyaaradahan isticmaala iney xogaha diyaaradahaasi ku saabsan ay soo gaarsiiyeen balse ay sheegin wax cillad<\/strong><strong>oo ay kala kulmeen inti ay diyaaradahaasi adeegsanayeen Balse Shirkadda Boeing ma aysan sheegin inta<\/strong><strong>diyaaradood ee ay cilladdaasi ay ka baareyso.<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong>Shaqaalaha shirkaddaasi ayaa sidoo kale sida la sheegay sanadkii 2016 isu diray farriimo ku saabsan cillad ay<\/strong><strong>ku arkeen diyaaradda nooca 737 Max oo ahayd noocii labada jeer galaaftay nolasha boqolaal qof Dukumeentiyo<\/strong><strong>qoraal ah oo shirkaddani Boeing ay ku wareejisay garyaqaannadeeda ayaa muujinayay in mid ka mid ah<\/strong><strong>duuliyeyaasha diyaaraddaasi uu sheegay in dhibaato aan horey loo sii shaacin uu la kulmay xilli uu tijaabinayay<\/strong><strong>diyaaraddaasi<\/strong><\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shirkadda sameysa diyaaradaha ee saldhigeedu yahay dalka Mareykanka ee Boeng ayaa shaqada ka eridaymadaxa shirkaddaasi, Dennis Muilenburg, si loo badbaadiyo sumcadda shirkaddaasi ka dib markii laba jeer ooay burburtay nooc ka mid ah diyaaradaha ay shirkaddaasi sameyso ee 737 Max In kabadan 340 qof ayaashilalkaasi ku dhintay, waxaana shilalkaasi ka dhashay shaki ah in ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":17,"featured_media":53843,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-53842","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/thumb.jpg?fit=210%2C210&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-e0q","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/53842","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/17"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=53842"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/53842\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":53844,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/53842\/revisions\/53844"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/53843"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=53842"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=53842"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=53842"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}