{"id":53837,"date":"2019-12-24T09:24:02","date_gmt":"2019-12-24T09:24:02","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=53837"},"modified":"2019-12-24T09:25:43","modified_gmt":"2019-12-24T09:25:43","slug":"liibiya-oo-dagaal-cusub-ka-curtay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2019\/12\/24\/liibiya-oo-dagaal-cusub-ka-curtay\/","title":{"rendered":"Liibiya oo dagaal cusub ka curtay"},"content":{"rendered":"<div class=\"entry-content\">\n<p>Wararka ka imaaneya wadanka liibiya ayaa waxaa ay Ku soo waramaya in markale dagaal uu ka qarxay Koofurta magaalada Caasimadda u ah wadanka Liibiya ee Tiriboli.<\/p>\n<p>Dagaalka ayaa waxaa uu u dhexeeyaa Ganaraalka falaagada ah ee khaliifa xafdar iyo\u00a0 Xukuumadda Caalamka uu aqoonsanyahay hayee shee Itaalka yar.<\/p>\n<p>Ciidamada Falaagada ayaa weerar dhanka Cirka ah Ku qaaday Deegaano Bariga kaxiga magaala madaxda Dalkaasi.<\/p>\n<p>Waxaa kaloo wararka ay intaa ku dareyaa in maleeshiyo katirsan Janaraal khaliifa ay isku Dayeen in ay xoog Ku\u00a0 galaan Qaybo kamid ah Tiriboli, lkn se waxaa ay isku caabin xoogan kala Kulmeen Ciidamo Daacad u ah Dowladda.<\/p>\n<p>Todabaadkii hore ayuu sheegey Janaraal khaliifa Xafadar in uu qaadeyo Dagaal\u00a0\u00a0 uu ku tilmaamey in uu yahay mid kama Dambeys ah, waxaa uuna Wacad kumarey in Liibiya uu ka Xureyneyo,wax uu ku sheegey argagixiiso iyo mileeshiya beeleed is uruursaday.<\/p>\n<p>Inkatoo khasaaraha ka dha shey\u00a0 Dagaalka kasoconeya duleedka Xaruunta liibiya si dhab ah aan loo xaqiijinin, hadda ilwareeyda halkaasi laga heleyo waxaa ay wariineyaan in labada dhincaba uu Jiro khasaare Xooglex.<\/p>\n<p>Labada dhinac ee Ku dagaalamaya liibiya, ayaa mid walba waxaa uu heleyaa taageero dhinacya kala Duwan,<\/p>\n<\/div>\n<footer class=\"entry-footer\">\n<div class=\"shared-counts-wrap after_content style-fancy\"><\/div>\n<\/footer>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imaaneya wadanka liibiya ayaa waxaa ay Ku soo waramaya in markale dagaal uu ka qarxay Koofurta magaalada Caasimadda u ah wadanka Liibiya ee Tiriboli. Dagaalka ayaa waxaa uu u dhexeeyaa Ganaraalka falaagada ah ee khaliifa xafdar iyo\u00a0 Xukuumadda Caalamka uu aqoonsanyahay hayee shee Itaalka yar. Ciidamada Falaagada ayaa weerar dhanka Cirka ah Ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":17,"featured_media":53838,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-53837","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/AOAYCO.png?fit=593%2C316&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-e0l","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/53837","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/17"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=53837"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/53837\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":53840,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/53837\/revisions\/53840"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/53838"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=53837"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=53837"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=53837"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}