{"id":5383,"date":"2015-02-06T20:09:00","date_gmt":"2015-02-06T20:09:00","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=5383"},"modified":"2015-02-06T20:09:00","modified_gmt":"2015-02-06T20:09:00","slug":"xawaaladaha-maraykanka-oo-joojiyey-xidhiidhkii-ay-la-lahaayeen-xawaladaha-somalida-iyo-niclos-key-oo-walaac-kamuujiyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/02\/06\/xawaaladaha-maraykanka-oo-joojiyey-xidhiidhkii-ay-la-lahaayeen-xawaladaha-somalida-iyo-niclos-key-oo-walaac-kamuujiyey\/","title":{"rendered":"Xawaaladaha Maraykanka oo joojiyey xidhiidhkii ay la lahaayeen xawaladaha Somalida iyo Niclos key oo walaac kamuujiyey"},"content":{"rendered":"<p>Washiton(AN)Dawllada Soomaaliya waxa ay sheegtay in go&#8217;aanka uu Bangiga maraykanku ku gaaray in uu xiro account-yada xawaaladaha Soomaalida in ay dhalindoonto dhaawac aan la kabikarin oo soo gaara guulaha dhanka ammaanka ah ee ay soo hoyisay.<!--more--><\/p>\n<p>Bangiga Merchants Bank of Californi, oo bixiya sideetan boqolkiiba adeega xawilaaddaha Soomaalida ee Maraykanka ayaa sheegay in uu joojinayo maanta wadashayqayntii uu la lahaa xawaaladahaasi, arrintaas oo ay sabab u tahay shuruuc cusub oo bangiyada lagu soo rogay<\/p>\n<p>Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Kay ayaa sheegay in go&#8217;aankasi uu walwal dhalinayo iyada oo xawilaaduhu ay yihiin arin muhiim u ah Nolosha Soomaaliya.<\/p>\n<p>Soomaalida kunool dalka Maraykanka waxa ay dib ugu diraan dalka Soomaaliya in kabadan laba boqol oo milyan oo doolar sanadkii<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargaysa \/ Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Washiton(AN)Dawllada Soomaaliya waxa ay sheegtay in go&#8217;aanka uu Bangiga maraykanku ku gaaray in uu xiro account-yada xawaaladaha Soomaalida in ay dhalindoonto dhaawac aan la kabikarin oo soo gaara guulaha dhanka ammaanka ah ee ay soo hoyisay.<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":5384,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-5383","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1oP","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5383","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5383"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5383\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5383"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5383"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5383"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}