{"id":53798,"date":"2019-12-23T09:02:29","date_gmt":"2019-12-23T09:02:29","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=53798"},"modified":"2019-12-23T09:02:29","modified_gmt":"2019-12-23T09:02:29","slug":"dowladda-soomaaliya-oo-sheegtay-in-ay-diyaar-utahay-wadahadallada-somaliland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2019\/12\/23\/dowladda-soomaaliya-oo-sheegtay-in-ay-diyaar-utahay-wadahadallada-somaliland\/","title":{"rendered":"Dowladda Soomaaliya Oo Sheegtay In Ay Diyaar utahay Wadahadallada Somaliland\u201d"},"content":{"rendered":"<div class=\"newscontent\">\n<p>Xildhibaan Cali Axmed Jaamac Jangali oo u hadlay guddiga Qaran ee dowladda Soomaaliya uga wakiilka ah \u00a0Wadahadallada Somaliland ayaa sheegay in dhankooda ay diyaar\u00adgaroobeen, balse sugayaan oo kaliya dhinaca\u00a0Somaliland iyo guddigii Wadahadallada uga qeybgali lahaa.<\/p>\n<\/div>\n<p>Jangali ayaa sheegay in tan iyo markii la magacaabay guddigan ay wadeen xog Uruurin iyo kulamo ay<br \/>\nlahaayeen qeybaha kala duwan ee bulshada rayidka si ay u helaan xog ku saabsan aragtida shacabka ay ku<br \/>\nqabaan Wadahadallada ugu danbeyntiina kulamadaasi u soo dhamaadeen.<br \/>\n\u2018\u2019Annagu dhankeena diyaar ayeeynu nahay wixii xog Uruurin iyo Cilmi baaris ah waan soo dhameynay, kaliya<br \/>\nwaxa aan sugnaa waa dhinaca Somaliland iyo in ay soo magacaabaan xubnihii Wadahadalka ku matali lahaa\u2019\u2019<br \/>\nayuu yiri Xildhibaan Jangali oo ka tirsan guddigga<\/p>\n<div class=\"8d29a5b4a09270855257ae871fb3e4c7\" data-index=\"3\"><\/div>\n<p>Wuxuuse Gaashaanka ku dhuftay doodda dhinaca Somaliland ee ah in aan guddiga Wadahadalka qeybta ka<br \/>\nnoqonaya lagu soo dari karin xubno ka soo jeeda deegaannada Somaliland isaga oo yiri\u2019\u2019 Waxaa muhiim ah<br \/>\nqadiyada laga Wadahadlayo ee muhiim ma\u2019aha shaqiyaadka labada dhinac ku matalaya Wadahadalka\u2026\u00a0Somaliland uma soo xuli karto dowladda Soomaaliya guddiga Wadahadalka ku matalaya\u2018\u2019 ayuu yiri Jangali.\u00a0Somaliland ayaa mar horeba sheegtay in aysan Wadahal la fuli doonin dowladda uu madaxweynaha ka yahay<br \/>\nMaxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay ku eedeeyeen in mudaddii ay jirtay qaaday tallaabooyin dhowr ah oo ka dhan ah hormarka iyo jirintaanka Somaliland.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaan Cali Axmed Jaamac Jangali oo u hadlay guddiga Qaran ee dowladda Soomaaliya uga wakiilka ah \u00a0Wadahadallada Somaliland ayaa sheegay in dhankooda ay diyaar\u00adgaroobeen, balse sugayaan oo kaliya dhinaca\u00a0Somaliland iyo guddigii Wadahadallada uga qeybgali lahaa. Jangali ayaa sheegay in tan iyo markii la magacaabay guddigan ay wadeen xog Uruurin iyo kulamo ay lahaayeen qeybaha kala [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":17,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-53798","post","type-post","status-publish","format-standard","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-dZI","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/53798","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/17"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=53798"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/53798\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":53800,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/53798\/revisions\/53800"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=53798"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=53798"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=53798"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}