{"id":53747,"date":"2019-12-22T06:18:05","date_gmt":"2019-12-22T06:18:05","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=53747"},"modified":"2019-12-22T06:18:05","modified_gmt":"2019-12-22T06:18:05","slug":"diyaaradda-ethiopia-airline-ayaa-madaarka-hargeysa-soo-fadhiisan-kari-waydaysababta-keentay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2019\/12\/22\/diyaaradda-ethiopia-airline-ayaa-madaarka-hargeysa-soo-fadhiisan-kari-waydaysababta-keentay\/","title":{"rendered":"&#8220;Diyaaradda Ethiopia Airline, Ayaa madaarka Hargeysa Soo fadhiisan kari wayday+Sababta Keentay&#8221;"},"content":{"rendered":"<p>Diyaaradda Ethiopia Airline, ayaa Caawa madaarka Hargeysa soo fadhiisan kari wayday Madow (Light) la&#8217;aan darteed. Diyaaradu waxay isla caawa dib ugu celisay rakaabkii magaaladii ay kasoo qaaday.<br \/>\nDiyaarada oo la doonayey inay Madaarka Cago-dhigato salaadii Cishaa&#8217;i ayaa Duuliyuhu ku wargeliyey in dhabaha diyaaradu bilaa laydh yahay islamarkaana badbaadada rakaabka darteed ay dib ugu laabanayaan magaalada Addis Ababa.<\/p>\n<p>Diyaaradu waxay isla caawa dib ugu celisay rakaabkii magaaladii ay kasoo qaaday.<\/p>\n<p>Madaarka Diyaaradaha Ee Magaalada Hargeisa Ayaa Xukuumadii Hore Ahaa Mid Hadh Iyo Habeen Diyaaraduhu Ka Duulaan,Balse Hada Lama Garanaayo Sababta Keentay Hoos U Dhaca Ku Yimi Madaarka Tan Iyo Intii Xukuumada Madaxweyne Biixi Talada Dalka La Wareegtay<\/p>\n<p>Maaha markii u horeysay ee Diyaaraduhu kala kulmaan dhibaato, dhinaca soo dejinta iyo dhanka Gudcurka madaarkaba.<\/p>\n<p>Dhinaca kale Madaarka Hargeysa ayaa intii uu Muuse Biixi Yimid Shaqaalihii ka shqeyn jirey Qaarkood u yaaceen ama shaqo ka doonteen dhankaa Dowlad Goboleedka Puntland.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Diyaaradda Ethiopia Airline, ayaa Caawa madaarka Hargeysa soo fadhiisan kari wayday Madow (Light) la&#8217;aan darteed. Diyaaradu waxay isla caawa dib ugu celisay rakaabkii magaaladii ay kasoo qaaday. Diyaarada oo la doonayey inay Madaarka Cago-dhigato salaadii Cishaa&#8217;i ayaa Duuliyuhu ku wargeliyey in dhabaha diyaaradu bilaa laydh yahay islamarkaana badbaadada rakaabka darteed ay dib ugu laabanayaan magaalada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":17,"featured_media":53748,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-53747","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/oouiuii.png?fit=425%2C227&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-dYT","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/53747","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/17"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=53747"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/53747\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":53749,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/53747\/revisions\/53749"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/53748"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=53747"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=53747"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=53747"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}