{"id":53722,"date":"2019-12-21T11:34:04","date_gmt":"2019-12-21T11:34:04","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=53722"},"modified":"2019-12-21T11:34:04","modified_gmt":"2019-12-21T11:34:04","slug":"war-deg-deg-ahxarunta-barlamaanka-soomaliland-oo-laga-mabnuucay-warbaahinta-madaxa-banaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2019\/12\/21\/war-deg-deg-ahxarunta-barlamaanka-soomaliland-oo-laga-mabnuucay-warbaahinta-madaxa-banaan\/","title":{"rendered":"War Deg Deg Ah:&#8221;Xarunta Barlamaanka Soomaliland Oo Laga Mabnuucay Warbaahinta Madaxa Banaan&#8221;"},"content":{"rendered":"<p>Taliyaha u madaxda ah Ciidanka Ilaaalada ee Xarunta Baarlamaanka Somaliland<br \/>\nayaa goor dhawayd Ku wargeliyey Suxufiyiin Xarunta Baarlamaanka Ku sugnaa inay Dibada uga baxaan<br \/>\nXaruntaasi isla markaana aanay dib Suxufiyiintu u soo geli kariin Xaruntaasi ilaa Amar dambe oo ogolaashiiyo ah dib loogu soo wargelinaayo isaga. Suxufiyiintii Xarunta Baarlamaanka Somaliland saaka Ku sugnaa isla markaana Ku gudo jiray hawlmaalmoodkoodii Caadiga ahaa oo ay Warkaga duubayeen Guddida Joogtada ah ee Golaha Guurtida Somaliland oo uu hor yimid Maareeyaha Hay&#8217; ada Barakacayaasha iyo Qaxoontiga Somaliland ee Cabdikariin (XINIF) ayaa Wariya waxay Waydiiyeen Sarkaalka madaxda u ah Ilaalada Xarunta Baarlamaanka bal cida amarka Suxufiyiinta halka lagaga mamnuucay soo bixisay.<br \/>\nSarkaalka u madaxda ah Ciidanka Ilaalada ee Xarunta Baarlamaanka Somaliland waxa uu Suxufiyiintii uu<br \/>\nsaaka ka dareeriyey Xarunta Baarlamaanka Ku yidhi &#8220;I dhegaysta Suxufiyiineey anigu amar qaate ayaan ahay oo Ciidan ayaan ahay kolka waxa laygu siiyey Xarunta Baarlamaanka Saaka wixii ka dambeeya in aanu qof Suxufi ama Wariye ahi soo geli Karin sida darteed waa in aad hada Dibada uga baxdaan Baarlamaanka<br \/>\ndhamaantii\u00f1 dareera Haseyeeshe waxa uu inta saga oo dhinaca uga dhaqaaqay halkii at Saxaafadu taagnayd uu cadeeyey waydiintii Wariyayaasha ee ahayd in cida isaga amarka siisay ay tahay Guddoomiyaha aqalka wakiilada Jsl Md Baashe Maxamed Faarax<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliyaha u madaxda ah Ciidanka Ilaaalada ee Xarunta Baarlamaanka Somaliland ayaa goor dhawayd Ku wargeliyey Suxufiyiin Xarunta Baarlamaanka Ku sugnaa inay Dibada uga baxaan Xaruntaasi isla markaana aanay dib Suxufiyiintu u soo geli kariin Xaruntaasi ilaa Amar dambe oo ogolaashiiyo ah dib loogu soo wargelinaayo isaga. Suxufiyiintii Xarunta Baarlamaanka Somaliland saaka Ku sugnaa isla markaana [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":17,"featured_media":53723,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-53722","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/auausau.png?fit=412%2C218&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-dYu","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/53722","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/17"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=53722"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/53722\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":53724,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/53722\/revisions\/53724"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/53723"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=53722"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=53722"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=53722"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}