{"id":5368,"date":"2015-02-05T14:48:38","date_gmt":"2015-02-05T14:48:38","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=5368"},"modified":"2015-02-05T14:48:38","modified_gmt":"2015-02-05T14:48:38","slug":"shirka-muqdisho-uga-socda-madaxda-maamulada-iyo-madaxda-federaalka-oo-gaba-gabo-ku-dhow","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/02\/05\/shirka-muqdisho-uga-socda-madaxda-maamulada-iyo-madaxda-federaalka-oo-gaba-gabo-ku-dhow\/","title":{"rendered":"Shirka Muqdisho uga socda Madaxda maamulada iyo Madaxda Federaalka oo gaba-gabo ku dhow"},"content":{"rendered":"<p><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-180875\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/IMG_47561.jpg?resize=640%2C427\" alt=\"IMG_47561\" width=\"640\" height=\"427\" \/><\/p>\n<p>Goordhow waxaa la soo gaba gabaynayaa shir hal maalin ahaa oo Muqdisho uga soday Madaxda dowladda federaalka Soomaaliya iyo madaxda maamuladda dalka\u00a0ka jira oo shalay gaaray Muqdisho looguna yeeray wadatashi iyo shir ku saabsan arrimaha Soomaaliya.<\/p>\n<div class=\"other-ads\">\n<p>Shirkan ayaa wararka hordhaca ah ee aan helayno sheegayaan in looga hadlay arrimo la xiriir dhamaystirka federaalka, ka hadlida xadaynta xuduudaha maamulada dalka, dhismaha ciidan Soomaaliyeed oo laga soo kala xulo maamulada dalka ka jira.<\/p>\n<\/div>\n<p>Shirkan ayaa marka uu soo idlaado waxaa laga soo saarayaa war-murtiyeed lagu qeexayo qodobada shirka looga hadlay iyo qodobada la isku raacay.<\/p>\n<p><em>Warkan oo faafaahsan goordhow ayaan soo daabacaynaa Lasoco\u00a0ARABSIYOMEDIA<\/em><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Goordhow waxaa la soo gaba gabaynayaa shir hal maalin ahaa oo Muqdisho uga soday Madaxda dowladda federaalka Soomaaliya iyo madaxda maamuladda dalka\u00a0ka jira oo shalay gaaray Muqdisho looguna yeeray wadatashi iyo shir ku saabsan arrimaha Soomaaliya. Shirkan ayaa wararka hordhaca ah ee aan helayno sheegayaan in looga hadlay arrimo la xiriir dhamaystirka federaalka, ka hadlida [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":5371,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-5368","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1oA","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5368","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5368"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5368\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5368"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5368"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5368"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}