{"id":53626,"date":"2019-12-18T12:27:57","date_gmt":"2019-12-18T12:27:57","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=53626"},"modified":"2019-12-18T12:27:57","modified_gmt":"2019-12-18T12:27:57","slug":"deg-deggolaha-deegaanka-laascaanood-oo-diiddan-in-magaalada-biyogelin-laga-sameeyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2019\/12\/18\/deg-deggolaha-deegaanka-laascaanood-oo-diiddan-in-magaalada-biyogelin-laga-sameeyo\/","title":{"rendered":"Deg Deg:&#8221;Golaha Deegaanka Laascaanood Oo Diiddan In Magaalada Biyo\u00adgelin Laga Sameeyo&#8221;"},"content":{"rendered":"<p>Xildhibaannada Golaha deegaanka ee Laascaanood ayaa ka hor\u00adyimid biyo\u00adgelin la doonayo in<br \/>\nlaga sameeyo Magaalada Laascaanood. Xildhibaannada ayaa sheegay in shirkadda la siiyey Mashruuca biyo\u00adgelinta Laascaanood doonayso inay Magaalada Biyaha uga soo jiiddo Ceelka Goojacade oo ay sheegeen in biyihiisa aanay Xooluhu Cabbin karin, sidaasi darteedna waxay ugu baaqeen Dawladda Somaliland inay<\/p>\n<p>mashruuca dib u eegto. Xildhibaan Maxamed Aflahaar oo ka mid ah Mudaneyaasha Golaha deeganka Laascaanood ayaa sheegay in aanay ogolayn in Magaalada Laascaanood biyo looga soo geliyo Ceelka Gooja\u00adcadde, waxaanu yidhi \u201cDawladdii Riyaale biyo\u00adgelin ayay ballan qaaday, Tii Siilaanyo iyana doorashada waxay ku gashay in ay biyo\u00adgelin samaynayso, halka Muuse Biixina uu sidaas si la mid ah u ballan\u00adqaaday,<\/p>\n<p>haddana la sheegay in ceelka Gooja\u00adcadde oo aan xooluhu cabbi karin in la yidhaahdo waa laga soo jiidayaa taasina maaha mid aanu yeeli karno\u201d Xildhibaannada Golaha deegaanka oo dhaliilay Shirkad Magaceedu yahay Nugaal oo la sheegay inay ku guulaystay Mashruuca Biyo\u00adgelinta Laascanood, ayaa diiddan Ceelka la doonayo in Biyo\u00adgelinta looga sameeyo Magaalada Laascaanood, kaasi oo ay sheegeen inaan biyihiisa xooluhu cabbi karin. Shirkadda Nugaal oo ah Shirkadda wadda Biyo\u00adgelinta Laascaanood ayaa dhawaan qalabka biyaha lagu sifeeyo ku rakibtay duleedka Magaaladaasi.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaannada Golaha deegaanka ee Laascaanood ayaa ka hor\u00adyimid biyo\u00adgelin la doonayo in laga sameeyo Magaalada Laascaanood. Xildhibaannada ayaa sheegay in shirkadda la siiyey Mashruuca biyo\u00adgelinta Laascaanood doonayso inay Magaalada Biyaha uga soo jiiddo Ceelka Goojacade oo ay sheegeen in biyihiisa aanay Xooluhu Cabbin karin, sidaasi darteedna waxay ugu baaqeen Dawladda Somaliland inay mashruuca dib u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":17,"featured_media":53627,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-53626","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/sdwd.png?fit=448%2C220&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-dWW","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/53626","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/17"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=53626"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/53626\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":53629,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/53626\/revisions\/53629"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/53627"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=53626"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=53626"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=53626"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}