{"id":53617,"date":"2019-12-18T08:49:30","date_gmt":"2019-12-18T08:49:30","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=53617"},"modified":"2019-12-18T08:49:30","modified_gmt":"2019-12-18T08:49:30","slug":"wiil-shaqada-looga-eryay-taageerida-ex-wasiir-maxamuud-xaashi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2019\/12\/18\/wiil-shaqada-looga-eryay-taageerida-ex-wasiir-maxamuud-xaashi\/","title":{"rendered":"&#8220;Wiil Shaqada Looga Eryay Taageerida Ex. Wasiir Maxamuud Xaashi&#8221;"},"content":{"rendered":"<p>Wiil shaqaalaha madaarka Hargeysa ka mid ahaa oo lagu magacaabo Guuleed Maxamed Ismaaciil\u00a0ayaa maamulka Madaarka Hargeysa shaqada ka eryeen kadib markii uu bartiisa Facebook ku faafiyay waxyaabo uu\u00a0ku taageersan yahay musharraxnimada Maxamuud Xaashi.\u00a0Inkasta oo aanu Guuleed faahfaahin bixin waxa laga soo xigtay in loo keenay warqadda shaqo saaridda oo ay ku\u00a0xusan tahay in shaqada looga eryay taageeridda Maxamuud Xaashi.\u00a0Arrintan ayaa imanaysa iyada oo dhawaan guddoomiyaha Hay\u2019adda Shaqaalaha dawladda Farxaan Aadan Haybe\u00a0sheegay in ay soo saareen wareegto shaqaalaha dawladda lagaga mamnuucayo in ay cidnaba taageero u muujiyaan<\/p>\n<p>Qoraalkan Hoose waxa qoray Wariye Maxamed Cabdi Ilig<br \/>\n\u201cGuleed Maxamed Ismaciil waxa shaqada lagaga joojiyay waxaad tageersan tahay Maxamuud Xaashi Wasiirkii hore\u00a0Madaxtooyada.\u00a0Imisa Agaasime, shaqaale dawladeed, xoghaymo, Wasiiro iyo Sarakiil kale ayaa wakhtigiisii Tageersana\u00a0Madaxwayne Biixi markii uu xaaladan oo kale ku jiray.\u00a0Imisa shaqaale dawladeed ah ayaa malinkasta Xisbiyada Mucaaradka ah Caaya, miyaanay shaqaale rayida ahayn,\u00a0sidoo kale miyaanay xisbiyo qaran ahayn kuwa la cayaya.\u00a0Imisa dhalinyara oo shaqaalaha Dawlada ah ayaa malinkasta u ololeeya Wasiirka Arrimaha Guddaha Kaahin,\u00a0miyaanay cadaalad daro ahayn in kuwaasina shaqada lagu ilaaliyo.<br \/>\nSomaliland Cadaalada ka jirta waxa lagu saleeya inaad qofka Necebtahay iyo Inaad Jeceshahay lakiin meeday\u00a0Cadaaladii xeerku qoray, Guleed Cadaalad iyo wax kasareeya shaqadiisa ayuu heli doona Insha Allaah balse waa<br \/>\nTaariikh u qoran Xukuumada Biixi iyo Kaahin.\u201d<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wiil shaqaalaha madaarka Hargeysa ka mid ahaa oo lagu magacaabo Guuleed Maxamed Ismaaciil\u00a0ayaa maamulka Madaarka Hargeysa shaqada ka eryeen kadib markii uu bartiisa Facebook ku faafiyay waxyaabo uu\u00a0ku taageersan yahay musharraxnimada Maxamuud Xaashi.\u00a0Inkasta oo aanu Guuleed faahfaahin bixin waxa laga soo xigtay in loo keenay warqadda shaqo saaridda oo ay ku\u00a0xusan tahay in shaqada looga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":17,"featured_media":53618,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-53617","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/akhri-1-150x150.jpg?fit=504%2C239&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-dWN","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/53617","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/17"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=53617"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/53617\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":53619,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/53617\/revisions\/53619"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/53618"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=53617"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=53617"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=53617"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}