{"id":53596,"date":"2019-12-17T09:43:05","date_gmt":"2019-12-17T09:43:05","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=53596"},"modified":"2019-12-17T09:43:05","modified_gmt":"2019-12-17T09:43:05","slug":"xukuumada-iyo-xisbiyada-mucaaradka-oo-ka-hadlay-go-aankii-gudidu-ay-soosaareen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2019\/12\/17\/xukuumada-iyo-xisbiyada-mucaaradka-oo-ka-hadlay-go-aankii-gudidu-ay-soosaareen\/","title":{"rendered":"Xukuumada iyo Xisbiyada Mucaaradka Oo Ka Hadlay Go aankii Gudidu Ay Soosaareen&#8221;"},"content":{"rendered":"<p>Labada xisbi mucaarad ee UCID iyo Waddani ayaa aqbalay go\u2019aankii guddida dhexdhexaadintu soo saartay ee\u00a0ahaa in Komishanka cusub la kala diro lana soo celiyo guddidii hore. Guddoomiye Cabdiraxmaan Cirro oo mucaaradka u hadlay ayaa ugu baaqay in ay go\u2019aammada aqbalaan\u00a0Xukumadda Biixi, dhankiisa Wasiir Saleebaan Cali Koore oo xukumadda u hadlay wuxuu sheegay in arrimahan \u00a0wixii sharcigu ka qabo ka qabaan waxaanay u muuqata in aanay xukumaddu la dhacsanayn goaammada<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Labada xisbi mucaarad ee UCID iyo Waddani ayaa aqbalay go\u2019aankii guddida dhexdhexaadintu soo saartay ee\u00a0ahaa in Komishanka cusub la kala diro lana soo celiyo guddidii hore. Guddoomiye Cabdiraxmaan Cirro oo mucaaradka u hadlay ayaa ugu baaqay in ay go\u2019aammada aqbalaan\u00a0Xukumadda Biixi, dhankiisa Wasiir Saleebaan Cali Koore oo xukumadda u hadlay wuxuu sheegay in arrimahan \u00a0wixii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":17,"featured_media":53597,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-53596","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/immhhu.png?fit=642%2C316&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-dWs","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/53596","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/17"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=53596"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/53596\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":53598,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/53596\/revisions\/53598"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/53597"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=53596"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=53596"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=53596"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}