{"id":53585,"date":"2019-12-16T17:27:25","date_gmt":"2019-12-16T17:27:25","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=53585"},"modified":"2019-12-16T17:27:25","modified_gmt":"2019-12-16T17:27:25","slug":"danjire-cali-shariif-axmed-tobanka-sano-ee-soo-socota-waa-xilligii-soomaalida-rajo-iyo-horumar-weyn-ayaana-muuqda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2019\/12\/16\/danjire-cali-shariif-axmed-tobanka-sano-ee-soo-socota-waa-xilligii-soomaalida-rajo-iyo-horumar-weyn-ayaana-muuqda\/","title":{"rendered":"Danjire Cali Shariif Axmed \u201cTobanka sano ee soo socota waa xilligii Soomaalida, rajo iyo horumar weyn ayaana muuqda\u201d"},"content":{"rendered":"<h4>Isniin, December, 16, 2019 (Arabsiyo-News) Safiirka Soomaaliya ee dalka Mareykanka Cali Shariif Axmed oo ka hadlay xaflad soo dhaweyn ah oo magaaladda Minneapolis ay ugu sameeyeen Soomaaliya gobolka Minnesota ayaa sheegay in rajo baaxad weyn leh oo ku saabsan dowladnimada iyo horumarka Soomaaliya ay u muuqato.<\/h4>\n<h4 class=\"x_MsoNormal\" align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">\u201cDowladnimadeenu meel fog ayay ka timid. Tartiib-tartiib ayuu horumarku u socdaa. 15-kii sano ee ugu dambeeyay is badallo badan ayaa dhacay\u201d ayuu yiiri Ambassador Cali Shariif Axmed oo intaas ku jiray \u201c10-ka sano ee soo socota waa xilligii Soomaaliya, dhib kasta oo jirana waxaa ka weyn rajada muuqata\u201d<\/span><\/h4>\n<h4><span style=\"font-size: large;\">Wuxuu Danjire Cali Shariif Axmed sheegay inay jiraan caqabado dhowr ah oo ku gadaaman horumarka iyo kobocad dhacaaqaalaha, kuwaas oo uu sheegay inay ka mid yihiin deynta, Alshabaab, iyo cuna qabateynta hubka ee saaran Soomaaliya.<\/span><\/h4>\n<h4 class=\"x_MsoNormal\" align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">\u201cDal deyn lagu leeyahay waa ka xiranyahay maalgashi caalami ah, deyn qaadasho iyo amaan intaba, sidaa daraadeed cafinta deynta nalagu leeyahay waxay culeys weyn ka qaadi doontaa dalkeenna, waxaana rajeynayaa in horraanta sanadka soo socda deyntaas naloo cafiyo\u201d ayuu yiri ambassador Cali Shariif.<\/span><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Isniin, December, 16, 2019 (Arabsiyo-News) Safiirka Soomaaliya ee dalka Mareykanka Cali Shariif Axmed oo ka hadlay xaflad soo dhaweyn ah oo magaaladda Minneapolis ay ugu sameeyeen Soomaaliya gobolka Minnesota ayaa sheegay in rajo baaxad weyn leh oo ku saabsan dowladnimada iyo horumarka Soomaaliya ay u muuqato. \u201cDowladnimadeenu meel fog ayay ka timid. Tartiib-tartiib ayuu horumarku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":53586,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,7,2],"tags":[],"class_list":["post-53585","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-videos","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/7.jpg?fit=660%2C564&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-dWh","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/53585","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=53585"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/53585\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":53587,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/53585\/revisions\/53587"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/53586"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=53585"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=53585"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=53585"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}