{"id":5358,"date":"2015-02-05T14:36:20","date_gmt":"2015-02-05T14:36:20","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=5358"},"modified":"2015-02-05T14:36:20","modified_gmt":"2015-02-05T14:36:20","slug":"booliska-kenya-oo-qabtay-sarkaal-al-shabaab-ka-tirsan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/02\/05\/booliska-kenya-oo-qabtay-sarkaal-al-shabaab-ka-tirsan\/","title":{"rendered":"Booliska Kenya oo qabtay Sarkaal Al-shabaab ka tirsan"},"content":{"rendered":"<p><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter  wp-image-180850\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/alshabaab.jpg?resize=582%2C363\" alt=\"alshabaab\" width=\"582\" height=\"363\" \/><\/p>\n<p>Warka soo baxay Booliska dalka Kenya ayaa lagu xaqiijiyey in booliska gobolka Waqooyi Bari ee Kenya gacanta ku dhigeen sarkaalsare oo ka tirsan ururka Al-shabaab oo gobolkaa ku sugnaa.<\/p>\n<div class=\"other-ads\">\n<p>Taliyaha Booliska Mandera Job Boronjo ayaa sheegay in\u00a0ninkan\u00a0magaciisu yahay\u00a0Maxamed Ibraahim Bashiir kuna eedeysan yahay in\u00a0uu ka qayb qaatay weeraro ka dhacay dalka Kenya oo lagu dilay in ka badan 60 qof oo Kenyan ah.<\/p>\n<\/div>\n<p>Job Boronjo\u00a0ayaa \u00a0sheegay in Maxamed Ibraahim uu ka qayb qaatay weeraradii ugu dambeeyey ee ka dhacay gobolka Waqooyi Bari gaar ahaan\u00a0duleedka Mandera.<\/p>\n<p>Boolisku waxay sheegeen in Maxamed lagu soo qabtay xogo laga helay nin sidan oo kale todobaad ka hor Ciidanka Boolisku qabteen oo lagu magacaabo Saalim Abuubakar Kitango oo cadeystay in uu ka mid yahay Ururka Al-shabaab booliskana u sheegay shaqsiyaad dhowr ah oo la shaqeeya Al-shabaab Booliskuna sheegeen in Maxamed Ibraahim uu ku jiro dadka uu sheegay Kitango.<\/p>\n<p>Ciidanka Booliska ayaa labadan nin su\u2019aalo weydiinayaa si ay macluumaad uga helaan laguna ogaan karo shaqsiyaadka kale ee dilalka iyo qaraxyada ka\u00a0gaysta gudaha dalka Kenya ee kula jira\u00a0gudaha dalka kenya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warka soo baxay Booliska dalka Kenya ayaa lagu xaqiijiyey in booliska gobolka Waqooyi Bari ee Kenya gacanta ku dhigeen sarkaalsare oo ka tirsan ururka Al-shabaab oo gobolkaa ku sugnaa. Taliyaha Booliska Mandera Job Boronjo ayaa sheegay in\u00a0ninkan\u00a0magaciisu yahay\u00a0Maxamed Ibraahim Bashiir kuna eedeysan yahay in\u00a0uu ka qayb qaatay weeraro ka dhacay dalka Kenya oo lagu dilay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":5360,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-5358","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1oq","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5358","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5358"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5358\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5358"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5358"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5358"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}