{"id":53523,"date":"2019-12-16T07:23:14","date_gmt":"2019-12-16T07:23:14","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=53523"},"modified":"2019-12-16T07:24:24","modified_gmt":"2019-12-16T07:24:24","slug":"deg-deg-qabyaalad-ayuu-wax-ku-qaybiya-isuduwaha-caafimaadka-gobolka-togdheer-aadan-malay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2019\/12\/16\/deg-deg-qabyaalad-ayuu-wax-ku-qaybiya-isuduwaha-caafimaadka-gobolka-togdheer-aadan-malay\/","title":{"rendered":"\u201dQabyaalad Ayuu Wax Ku Qaybiya isuduwaha Caafimaadka Gobolka Togdheer\u201d Aadan Malay&#8221;"},"content":{"rendered":"<div class=\"newscontent\">\n<p>Gudoomiyaha degmada Waarabeeye Oo isuduwaha Caasimaadka Gobolka Togdheer Ku Tilmaamay Mid aan Degmooyinka Usinayn Oo Qabyaaladna Wax Ku Qaybiya\u201d<\/p>\n<\/div>\n<p>Xamse Shaqale ayaa Yidhi anaga Degmadayada uma dhaga nugula isuduwaha caafimadka gobolka togdheer<br \/>\ndhawr jeer ayaanu ka wada hadalnay arimaha caafimaadka degmada runtii meelo naga danbeeyay ayauu MCH ka fuliyay xataa waxaanu usheegnay inaanu ka qayb qaadanayno dhismaha MCH wasaarada gobolku way naga dhaga adaygtay runtii xubno nala siiyay warbixintooda oo haaydii bixinaysay noosoo sheegtay ayaanan wali hayn<\/p>\n<div class=\"8d29a5b4a09270855257ae871fb3e4c7\" data-index=\"3\"><\/div>\n<p>markuu isuduwuhu midh noo qaban waayay waxaanu qabanay dhankaayo wasiirka<br \/>\nwaayo cidii aanu marin lahayn cabashadayada degmadayada uma dhaga nugula\u201d<\/p>\n<p>waxaa Xusid mudan in degmooyinka qaar ay shaqaale iyo xaruumo caafimaadba ay haystaan halka qaarna aanay xarumo caafimaadba lahayn iyo shaqaaladoona lahayn<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gudoomiyaha degmada Waarabeeye Oo isuduwaha Caasimaadka Gobolka Togdheer Ku Tilmaamay Mid aan Degmooyinka Usinayn Oo Qabyaaladna Wax Ku Qaybiya\u201d Xamse Shaqale ayaa Yidhi anaga Degmadayada uma dhaga nugula isuduwaha caafimadka gobolka togdheer dhawr jeer ayaanu ka wada hadalnay arimaha caafimaadka degmada runtii meelo naga danbeeyay ayauu MCH ka fuliyay xataa waxaanu usheegnay inaanu ka qayb [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":17,"featured_media":53524,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-53523","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/sddreerr.png?fit=610%2C457&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-dVh","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/53523","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/17"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=53523"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/53523\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":53526,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/53523\/revisions\/53526"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/53524"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=53523"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=53523"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=53523"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}