{"id":53520,"date":"2019-12-16T07:14:44","date_gmt":"2019-12-16T07:14:44","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=53520"},"modified":"2019-12-16T07:14:44","modified_gmt":"2019-12-16T07:14:44","slug":"taliyihii-hore-ee-ciidamada-sirdoonka-dawlad-deegaanka-soomaalida-itoobiya-oo-lagu-xidhay-hargeysa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2019\/12\/16\/taliyihii-hore-ee-ciidamada-sirdoonka-dawlad-deegaanka-soomaalida-itoobiya-oo-lagu-xidhay-hargeysa\/","title":{"rendered":"&#8220;Taliyihii Hore Ee Ciidamada Sirdoonka Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya Oo Lagu Xidhay Hargeysa&#8221;"},"content":{"rendered":"<p>\u00adTaliyihii hore ee Ciidammada Sirdoonka maamulkii Cabdi Maxamud Cumar (Iley) ayaa lagu<br \/>\nxidhey magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland, kadibna loo gacan geliyay Maamulka cusub ee IsmaamulkaSoomaalida Itoobiya.\u00a0Mukhtar Sheekh Suubane oo ku jira liiska dadkii la raadinayey ee dambiyada ka geystay deegaanka Soomaalida\u00a0Itoobiya ayaa la<\/p>\n<p>sheegay inuu ku noolaa magaalada Hargeysa tan iyo markii la xidhey Cabdi Maxamud Cumar<br \/>\nMadaxweynihii hore ee Ismaamulka Soomalida Itoobiya.\u00a0Mas\u2019uuliyiinta ugu saraysa Xafiiska Nabad gelyada Dowlad Deegaanka Soomaalida ayaa warbaahinta u xaqiijiyay in<br \/>\ngacanta lagu dhigay Mukhtaar Sheekh Suubane oo ku eedaysan in uu galay dambiyo badan oo ay ka mid yihiin dil,\u00a0kufsi, jidh\u00addil maxaabiis.\u00a0Xukuumadda Somaliland iyo Ismaamulka Soomaalida Itoobiya ayaa wadahadallo dhowaan ka yeeshay sidii ay\u00a0iskaga kaashan lahaayeen arrimaha ammaanka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00adTaliyihii hore ee Ciidammada Sirdoonka maamulkii Cabdi Maxamud Cumar (Iley) ayaa lagu xidhey magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland, kadibna loo gacan geliyay Maamulka cusub ee IsmaamulkaSoomaalida Itoobiya.\u00a0Mukhtar Sheekh Suubane oo ku jira liiska dadkii la raadinayey ee dambiyada ka geystay deegaanka Soomaalida\u00a0Itoobiya ayaa la sheegay inuu ku noolaa magaalada Hargeysa tan iyo markii la xidhey [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":17,"featured_media":53521,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-53520","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/yweweearae.png?fit=471%2C453&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-dVe","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/53520","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/17"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=53520"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/53520\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":53522,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/53520\/revisions\/53522"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/53521"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=53520"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=53520"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=53520"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}