{"id":53483,"date":"2019-12-15T08:41:51","date_gmt":"2019-12-15T08:41:51","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=53483"},"modified":"2019-12-15T08:41:51","modified_gmt":"2019-12-15T08:41:51","slug":"farmaajo-oo-la-kulmay-guddiga-wadahadallada-somaliland-iyo-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2019\/12\/15\/farmaajo-oo-la-kulmay-guddiga-wadahadallada-somaliland-iyo-soomaaliya\/","title":{"rendered":"FARMAAJO Oo La Kulmay Guddiga Wada\u00adhadallada Somaliland Iyo Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan wada tashi ah la qaatay\u00a0Guddiga Wadahadallada Somaliland Iyo Soomaaliya.<br \/>\nMadaxweynaha ayaa tilmaamay in howl gelinta Guddigan iyo shaqooyinka ay qabteen muddadii koobneyd ee ay\u00a0magacaabnaayeen ay muujinayso sida ay uga go\u2019an tahay dowladda hor u socodsiinta qorshaha Qaran ee lagu\u00a0xoojinayo wadashaqeynta iyo hirgelinta jawi kalsooni iyo horumar loo dhan yahay<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa xasuusiyey Guddigan in laga sugayo xal waara oo midho dhal ah, horseedana qorshe Qaran oo\u00a0ku wajahan tabashooyinka walaalaheenna Somaliland, si loo xaqiijiyo mabaadi\u2019deenna wadajirka ah ee ku dhisan\u00a0tallo wadaagga, waddaniyadda iyo isku duubnida.\u00a0Dhankooda, Xubnaha Guddiga Wadahadallada Somaliland iyo Soomaaliya ayaa Madaxweynaha la wadaagay xogta\u00a0ay ururiyeen muddadii la soo dhaafay ee ku saabsan fursadaha muuqda ee ka midho dhalinta dhab u heshiisiinta ay<br \/>\nguddigu u xilsaaran yihiin iyo caqabadaha ku xeeran.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan wada tashi ah la qaatay\u00a0Guddiga Wadahadallada Somaliland Iyo Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in howl gelinta Guddigan iyo shaqooyinka ay qabteen muddadii koobneyd ee ay\u00a0magacaabnaayeen ay muujinayso sida ay uga go\u2019an tahay dowladda hor u socodsiinta qorshaha Qaran ee lagu\u00a0xoojinayo wadashaqeynta iyo hirgelinta jawi kalsooni iyo horumar loo dhan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":17,"featured_media":53484,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-53483","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/errwrwr.png?fit=601%2C391&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-dUD","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/53483","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/17"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=53483"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/53483\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":53485,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/53483\/revisions\/53485"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/53484"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=53483"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=53483"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=53483"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}