{"id":53445,"date":"2019-12-14T10:29:20","date_gmt":"2019-12-14T10:29:20","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=53445"},"modified":"2019-12-14T10:29:20","modified_gmt":"2019-12-14T10:29:20","slug":"faysal-iyo-cirro-oo-ku-gacansaydhay-warqad-uu-madadaxweyne-biix-u-soo-diraymuraanka-xisbiyada-oo-cirka-isku-shareeray","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2019\/12\/14\/faysal-iyo-cirro-oo-ku-gacansaydhay-warqad-uu-madadaxweyne-biix-u-soo-diraymuraanka-xisbiyada-oo-cirka-isku-shareeray\/","title":{"rendered":"&#8220;Faysal iyo Cirro Oo Ku GacanSaydhay Warqad Uu Madadaxweyne Biix U Soo Diray+Muraanka Xisbiyada Oo Cirka isku Shareeray&#8221;"},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiyeyaasha Waddani iyo UCID ayaa ku gacan\u00adsaydhay madaxweyne Biixi oo dalbaday in\u00a0ay kulan la qaataan.\u00a0Madaxweyne Biixi qoraal rasmi ah u diray labada hoggaamiye ee mucaaradka kaas oo uu kaga dalbaday in ay\u00a0maanta sagaalka Subaxnimo ka<\/p>\n<p>soo qayb galaan kulan uu kula yeesho Madaxtooyada.\u00a0Madaxweynaha ayaa kulanka ku tilmaamay mid lagu xallinayo khilaafka ka dhashay Guddida Doorashooyinka iyo\u00a0Muddo kordhinta Baarlamaanka laakiin, waxa kulankaasi diiday Guddoomiyeyaasha Mucaaradka<\/p>\n<p>Cirro iyo Faysal.\u00a0Arrintan ayaa imanaysa iyada oo la filayo in wefti culus oo ka socda dalalka doorashooyinka taageera imanayaan\u00a0magaalada Hargeysa. Dalalkan ayaa hore u soo saaray qoraal adag oo ay kaga hadlayaan khilaafka madaxweyne\u00a0Biixi iyo mucaaradka.<\/p>\n<p>Wali waxa indhaha lagu hayaa guddida dhexdhexaadinta oo ku hawlan isu soo dhawaynta dhinacyada inkasta oo\u00a0loo arko in madaxweyne Biixi ka cago jiidayo in guddidaasi xalliso arrimaha la isku mari la yahay<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyeyaasha Waddani iyo UCID ayaa ku gacan\u00adsaydhay madaxweyne Biixi oo dalbaday in\u00a0ay kulan la qaataan.\u00a0Madaxweyne Biixi qoraal rasmi ah u diray labada hoggaamiye ee mucaaradka kaas oo uu kaga dalbaday in ay\u00a0maanta sagaalka Subaxnimo ka soo qayb galaan kulan uu kula yeesho Madaxtooyada.\u00a0Madaxweynaha ayaa kulanka ku tilmaamay mid lagu xallinayo khilaafka ka dhashay Guddida Doorashooyinka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":17,"featured_media":53446,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-53445","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/rtrrt.png?fit=597%2C286&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-dU1","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/53445","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/17"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=53445"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/53445\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":53447,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/53445\/revisions\/53447"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/53446"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=53445"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=53445"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=53445"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}