{"id":53232,"date":"2019-12-04T14:15:08","date_gmt":"2019-12-04T14:15:08","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=53232"},"modified":"2019-12-04T14:15:08","modified_gmt":"2019-12-04T14:15:08","slug":"george-musamali-df-somalia-waxa-ay-muujisay-awoodda-ay-ku-dhex-leedahay-kenya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2019\/12\/04\/george-musamali-df-somalia-waxa-ay-muujisay-awoodda-ay-ku-dhex-leedahay-kenya\/","title":{"rendered":"George Musamali: DF Somalia waxa ay muujisay awoodda ay ku dhex leedahay Kenya"},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo News Nairobi: George oo ah Kenyan agaasime ka ah Xarunta Maareeynta Halisaha ee Afrika, ayaa sheegay in dhacdooyinka gobolka Gedo ay yihiin kuwa ay dowladda Soomaaliya ku muujineyso awooddeeda, islamarkaana ay tahay in Kenya ay walaacdo.<\/p>\n<p>\u201cWaxa Gedo ka dhacaya, waa dowladda Soomaaliya oo muujineysa awooddeeda, oo Kenya ku leh ma aqoonsanin maamulka Jublanad. Go\u2019aanka madaxweyne ku-xigeenka Jubaland loogu diiday inuu galo Gedo ee uu ugu xaniban yahay Kenya ayaa muujinaya sida dowladda ugu awood badatay Gedo.\u201d Ayuu yiri Musamali oo la hadlay qeybta English-ka ee VOA.<br \/>\nWaxa uu sidoo kale sheegay in Kenya si tartiib ah looga tirayo Gedo, oo xuduud ay la wadaagto laguna beddelayo ciidamo Itoobiyaan ah.<\/p>\n<p>\u201cDowladda Soomaaliya waxay ceersaneysaa Kenya, Kenyan-ka ayaa laga saarayaa howl-gallada Gedo, waxaana lagu beddelayaaa ciidamo Itoobiyaan ah oo dowladda Muqdisho saaxiib la ah, waxaana dhowaan arki doonnaa dhaq-dhaqaaqyo culus oo halkaas ka dhaca\u201d ayuu yiri.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News Nairobi: George oo ah Kenyan agaasime ka ah Xarunta Maareeynta Halisaha ee Afrika, ayaa sheegay in dhacdooyinka gobolka Gedo ay yihiin kuwa ay dowladda Soomaaliya ku muujineyso awooddeeda, islamarkaana ay tahay in Kenya ay walaacdo. \u201cWaxa Gedo ka dhacaya, waa dowladda Soomaaliya oo muujineysa awooddeeda, oo Kenya ku leh ma aqoonsanin maamulka Jublanad. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":53233,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[5,3,10,2],"tags":[],"class_list":["post-53232","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-aragtidda-dadweynaha","category-arimaha-bulshada","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/george.jpg?fit=1280%2C720&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-dQA","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/53232","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=53232"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/53232\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":53235,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/53232\/revisions\/53235"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/53233"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=53232"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=53232"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=53232"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}