{"id":5312,"date":"2015-02-05T10:31:05","date_gmt":"2015-02-05T10:31:05","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=5312"},"modified":"2015-02-05T10:31:05","modified_gmt":"2015-02-05T10:31:05","slug":"nuxurka-ay-xambaarsan-tahay-daraasad-qarsoodi-ah-oo-la-iskugu-soo-dhawaynayo-wada-hadalka-somaliland-iyo-somalia","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/02\/05\/nuxurka-ay-xambaarsan-tahay-daraasad-qarsoodi-ah-oo-la-iskugu-soo-dhawaynayo-wada-hadalka-somaliland-iyo-somalia\/","title":{"rendered":"Nuxurka Ay Xambaarsan Tahay Daraasad Qarsoodi Ah Oo La Iskugu Soo Dhawaynayo Wada Hadalka Somaliland iyo Somalia"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/34079ae9d5d141cf60e15ad2cd11744d_L.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-5314\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/34079ae9d5d141cf60e15ad2cd11744d_L-300x89.jpg?resize=300%2C89\" alt=\"34079ae9d5d141cf60e15ad2cd11744d_L\" width=\"300\" height=\"89\" \/><\/a>Hargeysa(AN)Hay\u2019adda Conflict Dynamics International, oo fadhigeedu yahay Cambridge ayaa daraasad hor dhac ah oo uu sanadkii dhamaaday soo bandhigay wuxuu ku shaaciyay qorsheyaal la iskugu soo dhawayn karo Somaliland iyo Somalia.<\/p>\n<p>Daraasaddan ayaan la ogayn in Somaliland qayb ka tahay balse waxaa laga dheehanayaa inay ku jirto maadaama daraasaddu ku salaysan tahay talooyin iyo ikhtiyaaro la iskugu soo dhawaynayo Somaliland iyo somalia, waxaana sidoo kale lagu xusay wada hadalada socda.<\/p>\n<p>Daraasaddan ayaa xoogga saaraysa sidii talo ku haboon oo la iskugu keeno Somalia gudaheeda iyo Waliba Somaliland iyo Somalia looga bixin lahaa 6 Qodob oo kala ah Qaabka ugu haboon ee Qaab dhismeedka Siyaasadeed iyo Maalmul daadejinta,Hanaanka doorashada,Dheelitirka Waaxda Fulinta, Waaxda Sharci dejinta,Ka qayb qaadashada dadweynaha iyo isku habaynta dhaqanka iyo Caadada.<\/p>\n<p>Daraasaddan ayaa sidoo kale lagu sheegay in la iskugu soo dhaweynayo Fikraddaha iyo danaha kala duwan ee Shakhsiyaadka,bulshooyinka,iyo Kooxaha Soomaalida ah.<\/p>\n<p>Daraasadda waxaa loogu mahadceliyay Soomaali badan oo ku biiriyay Caqliyadda iyo fikraddaha ay hayaan,kuwaasi oo darafyo ka ah qorshaha ay soo bandhigayso Daraasaddani.<\/p>\n<p>Haddaba wargeyska Himilo ee fadhigiisu Hargaysa yahay ayaa xidhiidh la sameeyay agaasimaha machadkan Conflict Dynamics, Mr Paul Simkin, oo la waydiiyay ujeedada daraasaddan iyo inay qayb ka yihiin Masuuliyiinta Somaliland, waxaanu sheegay inaanay awood u lahayn inay bulshada u bandhigaan waxyaabaha ay Masuuliyiinta labada dhinac la wadaagayaan maadaama arrintani tahay mid qarsoon \u201cTaageerada Hay\u2019adda Conflict dynamics ee hawshan waxaanu u samaynaa qaab\u00a0 qarsoodi ah,suurto galna maaha inaanu idin la wadaagno fikraddaha dhinacyada aanu la shaqayno\u201d ayuu yidhi Mr Paul.<\/p>\n<p>Agaasimaha hay\u2019addani waxa uu sheegay in masuuliyadda ka warbixinta ay yeelan karaan hogaamiyeyaasha Somaliland iyo Somalia \u201cHaddii hogaamiyeyaasha Somaliland ama Somalia jecelyihiin inay idinla wadaagaan fikradahooda waxaan kugula talin lahaa inaad toos ula xidhiidho iyaga,xal waara waxa uu ka iman karaa keliya shacabka iyo hogaamiyayaasha somaliland iyo somalia\u201d ayuu yidhi Mr Paul.<\/p>\n<p>Hay\u2019addan ayaa laga dheehanayaa daraasaddeeda inay soo jeedinayso in hanaanka federaalka Somalia keenay guulo ku wajahan amaanka iyo ka bixida dawlad ku meel gaadh ah,sidaas darteeda ay haboon tahay in la sameeyo hanaan maamul daadajineed oo hanaanka federalka ku salaysan, in qaabka doorashada laga dhigo mid yeelan kara Koodo meelaha qaar si awooda loo qaybsido, in hanaanka go\u2019aan qaadashada ee fulinta ay ka jirto isku dheelitiri dhinacyada ah iyo arrimo kale oo dhamaantood ku saabsan awood qaybsiga Somalia lagu midayn karo.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa(AN)Hay\u2019adda Conflict Dynamics International, oo fadhigeedu yahay Cambridge ayaa daraasad hor dhac ah oo uu sanadkii dhamaaday soo bandhigay wuxuu ku shaaciyay qorsheyaal la iskugu soo dhawayn karo Somaliland iyo Somalia. Daraasaddan ayaan la ogayn in Somaliland qayb ka tahay balse waxaa laga dheehanayaa inay ku jirto maadaama daraasaddu ku salaysan tahay talooyin iyo ikhtiyaaro [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":5314,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-5312","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1nG","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5312","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5312"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5312\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5312"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5312"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5312"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}