{"id":53093,"date":"2019-11-21T15:15:25","date_gmt":"2019-11-21T15:15:25","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=53093"},"modified":"2019-11-21T15:15:25","modified_gmt":"2019-11-21T15:15:25","slug":"kal-fadhigii-48-aad-ee-golaha-wasiirrada-oo-xeerar-lagu-ansixiyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2019\/11\/21\/kal-fadhigii-48-aad-ee-golaha-wasiirrada-oo-xeerar-lagu-ansixiyey\/","title":{"rendered":"Kal-fadhigii 48-aad Ee Golaha Wasiirrada Oo Xeerar Lagu Ansixiyey"},"content":{"rendered":"<p class=\"x_MsoNormal\">Hargeysa-21-11-2019-(AN)-Kalfadhigii 45-aad ee golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland ee maanta oo uu gudoominayey madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta lagu\u00a0 ansixiyey xeerar, iyada oo sidoo kale lagu meelmariyey wax-ka-beddel\u00a0 lagu sameeyey qaar kamid ah xeerarkii hore u jirey.<\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\">\n<p class=\"x_MsoNormal\">Dood dheer iyo falanqeyn kaddib waxa ay golaha wasiirradu fadhigooda ku ansixiyeen:<\/p>\n<p class=\"x_gmail-MsoListParagraphCxSpFirst\">1.\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0Qabyo-qoraalka ka hortagga xeerka la dagaallanka ganacsiga iyo tahriibinta dadka iyo<\/p>\n<p class=\"x_gmail-MsoListParagraphCxSpLast\">2.\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0Wax ka-beddelka iyo kaabista la dagaallanka xeerka mukhaadaraadka Xeer Lr. 21\/2002 oo isagu hore u jirey, waxanay xeerarkani u gudbi doonaan golaha wakiilada Somaliland, iyagoo wax weyn ka tari doona Mushkiladaha iyo dhibaatooyinka ka yimaadda Tahriibinta dadka iyo la dagaallanka Mukhaadaraadka dalka soo gala.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa-21-11-2019-(AN)-Kalfadhigii 45-aad ee golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland ee maanta oo uu gudoominayey madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta lagu\u00a0 ansixiyey xeerar, iyada oo sidoo kale lagu meelmariyey wax-ka-beddel\u00a0 lagu sameeyey qaar kamid ah xeerarkii hore u jirey. Dood dheer iyo falanqeyn kaddib waxa ay golaha wasiirradu fadhigooda ku ansixiyeen: 1.\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0Qabyo-qoraalka ka hortagga xeerka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":53096,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"video","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,7,2],"tags":[],"class_list":["post-53093","post","type-post","status-publish","format-video","has-post-thumbnail","category-featured","category-videos","category-wararka","post_format-post-format-video"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/sddefault-39.jpg?fit=640%2C480&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-dOl","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/53093","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=53093"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/53093\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":53095,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/53093\/revisions\/53095"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/53096"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=53093"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=53093"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=53093"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}