{"id":5307,"date":"2015-02-05T10:27:42","date_gmt":"2015-02-05T10:27:42","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=5307"},"modified":"2015-02-05T10:27:42","modified_gmt":"2015-02-05T10:27:42","slug":"hargeysa-nin-isku-dayay-inuu-gubo-masjid-lagu-tukanayay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/02\/05\/hargeysa-nin-isku-dayay-inuu-gubo-masjid-lagu-tukanayay\/","title":{"rendered":"Hargeysa Nin Isku Dayay inuu Gubo Masjid Lagu Tukanayay"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/515205feea867e06aa3c678fd2f726fa_L.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-5310\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/515205feea867e06aa3c678fd2f726fa_L-297x300.jpg?resize=297%2C300\" alt=\"515205feea867e06aa3c678fd2f726fa_L\" width=\"297\" height=\"300\" \/><\/a>Hargeysa(AN)Booliska Saldhiga Xusbiga ee Suuqa Iddaacada ee Magaalada Hargeysa ayaa gacanta ku dhigay Nin Fal Argagax iyo naxdin badan kula kacay Dad ku tukanayay Masaajid halkaa ku yaalla Salaadii Duhur ee Shalay, kaasoo isku dayay inuu dab sudho Masaajidka iyo Dadka ku Tukanayay iyagoo Salaada Jamaca ku jira.<br \/>\nNinkan oo sida la sheegay Kabaha dadka ugu Baalashayn jiray Xamaam ku yaalla Agagaarka Masaajidka, ayaa markii Salaadii Duhur la galay, Caagad Batrool ah ku rusheeyey Albaabbada Masaajidka iyo qayb ka mida gudaha oo uu ku saydh-saydhay \u00a0dadkii Safafka Salaada ku jiray.<br \/>\nMarkii uu Baatroolkii ku rusheeyey, ayaa wuxuu damcay inuu ku shido Bulukeydka Sigaarka laga shito ama Lighter qofba siduu u yaqaano, kaddibna dadkii Salaada ku jiray iyo kuw kale oo dibada ka arkay qorshahan uu Diyaarinayo ayaa ka gaadhay isagoo aan wali Dabkii la gaadhin meeshii uu Shidaalka ku rusheeyey.<br \/>\nDadka Shacbiga ah ee ku guulaystay inay fashiliyaan Falkan foosha xun , ayaa Booliska\u00a0 \u00a0ku Wareejiyey Ninkaas isku dayga sameeyey oo magaciisa\u00a0 lagu soo koobay Cabdi Baalashle, waxaanay Boolisku markiiba u taxaabeen Saldhiga Suuqa Xisbiga ku yaalla.<br \/>\nMa jiro wax war ah oo ka soo baxay Booliska oo la xidhiidha dhacdadan, hase-ahaatee goob-joogeyaasha dhacdadani waxay \u00a0intaas ku daray \u201cRagcadii u dambeysay ee Salaada ayaa lagu jiray. Dadku markii ay is-hayn kari waayeen ayay ka baxeen oo qabteen, isagoo markaa doonaya inuu Buluukeedka ku shido meeshii uu Baatroolkii \u00a0\u00a0ku \u00a0Shubay\u201d ayay yidhaahdeen dadkii dhacdadan Markhaatiga ka ahaa.<br \/>\n\u201cGudaha Masaajidka halka Iimaanka u dhow ayuu la tegay\u201d ayey sii sheegeen goob-joogeyaasha rayidka ahi.<br \/>\nGeesta kale, qaar ka\u00a0 mid ah Ganacsatada iyo Xoogsatada Jiiraanka la ah Masjidka falka isku dayga ahi ka dhacay, ayaa sheegay in Ninka oo da\u2019diisa lagu qiyaasay 25 ilaa 30 jir inta u dhaxaysaa uu marar hore colaystay\u00a0 Eeddaanka iyo Aqiinka Masaajidka, \u201c dhowr jeer oo hore ayuu Iimaanka Masaajidka ku yidhi naga jeediya Sameecada sidii uu karahsanayo codka Sameecada ka soo baxaya\u201d ayuu u sheegay mid ka mid ah Dadka halkaa ku Ganacsadaa.<br \/>\nNinka Falka argagaxisanimada kula kacay Dadka Salaada ku jira, ayaa waxay dhalashadiisa lagu sheegay Soomaali, waxaana dadka aqoonta hore u lahaa tilmaameen inuu muddo dheer agagaarka Masaajidka iyo suuqa Xisbiga Baalashle ka ahaa \u201cmuu waalnayn ee waxan u malaynayaa in la soo diray\u201d ayuu yidhi goob-jooge kale.<br \/>\nWeerarka noocan ah oo marka caqiido ahaan iyo dhaqan ahaanba loo eego waxshinimo\u00a0 ah, ayaa ku cusub goobaha lagu cibaadeysto iyo asal ahaan meelaha caadiga ah ee bulshadu ku kulanto. \u201cTuug dadka kabaha ka xadda inta salaada lagu jiro ama Gaadiidka Salaada laga tago baadha ayaa hore loo arki jiray, balse waa fal ugub ah kan oo kale\u201d sidaas waxa yidhi Qof ka mid ah Dadweynihii ku soo uruuray goobta falku ka dhacay.<br \/>\n&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa(AN)Booliska Saldhiga Xusbiga ee Suuqa Iddaacada ee Magaalada Hargeysa ayaa gacanta ku dhigay Nin Fal Argagax iyo naxdin badan kula kacay Dad ku tukanayay Masaajid halkaa ku yaalla Salaadii Duhur ee Shalay, kaasoo isku dayay inuu dab sudho Masaajidka iyo Dadka ku Tukanayay iyagoo Salaada Jamaca ku jira. Ninkan oo sida la sheegay Kabaha dadka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":5310,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-5307","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1nB","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5307","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5307"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5307\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5307"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5307"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5307"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}