{"id":5301,"date":"2015-02-05T10:21:37","date_gmt":"2015-02-05T10:21:37","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=5301"},"modified":"2015-02-05T10:21:37","modified_gmt":"2015-02-05T10:21:37","slug":"dawladda-imaaraadka-oo-ka-baxday-isbahaysiga-maraykanku-hogaamiyo-ee-daacish-la-dagaalama","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/02\/05\/dawladda-imaaraadka-oo-ka-baxday-isbahaysiga-maraykanku-hogaamiyo-ee-daacish-la-dagaalama\/","title":{"rendered":"Dawladda Imaaraadka Oo Ka Baxday Isbahaysiga Maraykanku Hogaamiyo Ee Daacish La Dagaalama"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/2ccb60a4be041dfb9c780ef77a037ee5_L.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-5302\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/2ccb60a4be041dfb9c780ef77a037ee5_L-300x169.jpg?resize=300%2C169\" alt=\"2ccb60a4be041dfb9c780ef77a037ee5_L\" width=\"300\" height=\"169\" \/><\/a>Dubai(AN)Dawladda isku taga Imaaraadka Carabta ayaa ka baxday isbahaysiga Maraykanku hogaamiyo ee dagaalka kula jira Dawladda Islaamiga ah ee Ciraaq iyo Suuriya ka dagaalanta.<\/p>\n<p>Sarkaal Dawladda Maraykanka u hadlay ayaa sheegay inaan Imaaraadku ka qayb qaadan Duqaynta lagu Beegsanayo Daacish ilaa bishii December oo ahayd markii la qabtay Duuliyaha Urdu nee Daacish Nolosha ku gubtay \u201cWaxaan kuu caddayn karaa in UAE\u00a0 joojisay Duqaymihii Cirka, wax yar kadib markii la soo riday Diyaaradda uu waday Duuliyaha Urdun\u201d ayuu Wakaaladda AFP u sheegay Sarkaal Maraykan ah oo aan la magacaabin.<\/p>\n<p>Sarkaalka Maraykanka ayaa UAE ku tilmaamay Xubin muhiim ah oo qiimo ku leh isbahaysiga,islamarkaana uu rajaynayo inay sii wadi doonto dagaalka lagula jiro Daacish. Sarkaalka Maraykanka ayaa Arbacadii si sir ah ula hadlay Wakaaladdaha wararka maadaama aan qorshahan warbaahinta hore loogu bandhigin.<\/p>\n<p>Dawladda Imaaraadka ayaa la aaminsan yahay inay u tudhanayso Duuliyeyaasheeda kadib markii bishii December Daacish soo riday Diyaaradda uu waday Kassasbeh oo ahaa Duuliyaha Daacish gubtay, laguna guul daraystay dedaalo badan oo Urdun u gashay soo dayntiisa.<\/p>\n<p><em>Wargeyska<\/em><em>New York Times, <\/em><em>ayaa noqday warkgayskii u horeeyay oo baahiyay go\u2019aanka Imaaraadka Maalin uun ka dib markii uu soo baxay muuqaalka muujinaya wadaha diyaaradeed ee Urdun oo nolosha lagu gubay.<\/em><\/p>\n<p><em>Marka laga yimaado <\/em>UAE, waxaa hawlgalka dhanka Cirka ah ee Ururka daacish ku wajahan ku jira \u00a0Bahrain, Jordan iyo Saudi Arabia, kuwaasi oo qayb ka ah hawlka Suuriya ee bilawday bishii September.<\/p>\n<p>Sidoo kalena waddamada Australia, Belgium, Canada, Denmark, France, Netherlands iyo \u00a0United Kingdom, ayaa ku jira Isbahaysiga ka hawl gala Ciraaq oo duqaynta bilaabay bishii August.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dubai(AN)Dawladda isku taga Imaaraadka Carabta ayaa ka baxday isbahaysiga Maraykanku hogaamiyo ee dagaalka kula jira Dawladda Islaamiga ah ee Ciraaq iyo Suuriya ka dagaalanta. Sarkaal Dawladda Maraykanka u hadlay ayaa sheegay inaan Imaaraadku ka qayb qaadan Duqaynta lagu Beegsanayo Daacish ilaa bishii December oo ahayd markii la qabtay Duuliyaha Urdu nee Daacish Nolosha ku gubtay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":5302,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-5301","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1nv","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5301","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5301"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5301\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5301"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5301"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5301"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}