{"id":53,"date":"2014-11-12T06:35:09","date_gmt":"2014-11-12T06:35:09","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=53"},"modified":"2014-11-12T06:35:09","modified_gmt":"2014-11-12T06:35:09","slug":"falanqaynta-xildhibaanada-golaha-deegaanka-gabiley-maxay-uqabteen-umadii-doorataywaa-suaal-lagu-falanqayn-doono-shabakada-arabsiyonews-iyadoo-idiin-soo-gudbin-doonta-dhamaanba-xildhibaanada-golahaas","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2014\/11\/12\/falanqaynta-xildhibaanada-golaha-deegaanka-gabiley-maxay-uqabteen-umadii-doorataywaa-suaal-lagu-falanqayn-doono-shabakada-arabsiyonews-iyadoo-idiin-soo-gudbin-doonta-dhamaanba-xildhibaanada-golahaas\/","title":{"rendered":"Falanqaynta Xildhibaanada Golaha Deegaanka Gabiley :Maxay uqabteen umadii dooratay?waa suaal lagu falanqayn doono shabakada Arabsiyonews iyadoo idiin soo gudbin doonta dhamaanba Xildhibaanada Golahaas"},"content":{"rendered":"<p>Falan Qayntan Aynu Ugu Tala Galnay Inaynu Ku Soo bandhigno 21ka Xildhiban ee Golaha Deegaanka ee Dagmada Gabiley Oo Kasoo Kala Baxay Todobadii Urur ee ka qayb glay dorashoonyinkii golaha deeganka jamuryada somaliland ka dhacay oo ay ka soo baxeen 3 Xisbi Qaran .<span id=\"more-4372\"><\/span><\/p>\n<p>Hadaba Aynu Ku Horayno sifaynta Guud ee Xildhibaanada Golaha Deegaanka Gabiley Waa 21 Xildhibaan oo Ubadan Dhalinyaro Aqoon leh isla Markasina ay Dadwaynihii soo Dortay ay Uhamuun Qabana Waxqabadkooda ayaa Waxa Jirta Inay Sameeyen Waxqabad aan sidaa u si badnayn oo aan\u00a0 Ahayn Intii loga Fadhiyay Golahan la soo dortay Waxana Sabab U ah in ay Qaban Waayen Wixii Loga Bahnaa ayaa\u00a0 Waxay Kaga mashquulen Danahooda Garka ah Waxana inta Badan Soo Noqnoqda Khilaafyo Hadheeyay Golaha Deegaanka Ee Dagmada Gabiley .<\/p>\n<p>Hadaba ,aynu Ku Horayno Maayarka Dagmada Gabiley Oo Aanu Diirada Shabakada Arabsiyonews Ku Saarno Taariikhdii Maayarka Dagmada Gabiley Shucayb Maxamed Muuse Waxa Uu Waxbarashadiisii Kusoo Qatay Magaalada Gabiley Isagoo Waxana Ka Bartay Dugsiga Hoose Dhexe Ee Imaamu Shaafici Ee Magaalada Gabiley ka dib waxbrashadisii Waxa uu Ahaa Shucayb Maxamed Muuse Ganacsade Haysta Meherad Ganacsi Oo Iibisa Dharka iyo Kabaha<\/p>\n<p>Intaasi Kadibna Waxa Uu Noqday Gudoomiyaha Dhalinyarada Ardaaga\u00a0 Uu Ka soo Jeedo, Maayar\u00a0 Shucayb Maxamed Muuse Waxa uu salaanka siyaasada ka soo koray Xisbigii UDUB isagoo Noqdayna Xogeyahii Xisbiga UDUB ee Gobolka Gabiley Xiliyadii u dambaysay ee Ay talada Haysay Waxanuu\u00a0 Bilihii Ugu Danbeyay Uu Madaxwaynihii Daahir Rayaale Kaahii U magacaabay Maayar shucayb Wasiir Dawlihii Wasarada Hawlaha Guud iyo Guryaanta<\/p>\n<p>Waxanu iska Casilay Xilkaasi Markii ay Laba Maalmod ka Hadhsanayd Doorashadii Madaxtooyada Somaliland\u00a0 Ee Uu Ku Gulystay Xisbiga Kulmiye<\/p>\n<p>Maayar Shucayb Waxa Uu isku soo Sharaxay Doorashadii Golaha Deeaagna Xidhibaan u Tartama Golaha Deeganka Ee Gabiley isagoo iska soo Sharaxay Xisbiga Kulmiye Waxanu Kamid ahaa Todoba Xildhibaan Oo Usoo Baxay Xisbiga Kulmiye iyadoo laga soo Dortay Deegaano kala Duwan Oo Ku yaala Koonfurta Magaalada Gabiley Waxanu Balanqaadyo kala Duwan usameeyay Shicib Waynihii soo Doortay Waxanu isku soo Tagay Jagada Maayarnimo Markii 21 Xildhibaan Soo Baxan Waxana Halka Loogu Doortay\u00a0 Maayraka Golaha Deegaanka Dagada Gabiley\u00a0 Isagoo Isla Markiiba Dadwaynaha Reer Gabiley Usameeyay Balanqadyo kala Duwan Oo Uu Ku Sii Ladhayo Kuwii Uu Xiligi Ololaha u Qaaday Bulshada Waxanu Usheegay bulshada inuu wax kala qabanaayo Baahiyaha Asaasiga ah ee Arimaha Bulshada Ee ay Tabayaan Dadwaynaha\u00a0 Reer Gabiley In wax laga<\/p>\n<p>Qabto Hadaba Muxuu Qabtay Maxaanu Qaban Ee Loo Bahanyahay In La Qabto . Lasoco Qaybaha kale<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com Office Hargaysa Somaliland<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Falan Qayntan Aynu Ugu Tala Galnay Inaynu Ku Soo bandhigno 21ka Xildhiban ee Golaha Deegaanka ee Dagmada Gabiley Oo Kasoo Kala Baxay Todobadii Urur ee ka qayb glay dorashoonyinkii golaha deeganka jamuryada somaliland ka dhacay oo ay ka soo baxeen 3 Xisbi Qaran . Hadaba Aynu Ku Horayno sifaynta Guud ee Xildhibaanada Golaha Deegaanka Gabiley [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":54,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":true,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-53","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-arimaha-bulshada"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-R","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/53","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=53"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/53\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=53"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=53"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=53"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}