{"id":52895,"date":"2019-11-01T18:43:08","date_gmt":"2019-11-01T18:43:08","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=52895"},"modified":"2019-11-01T19:32:49","modified_gmt":"2019-11-01T19:32:49","slug":"taliyihii-ciidanka-booliska-somaliland-oo-caawa-ku-geeriyooday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2019\/11\/01\/taliyihii-ciidanka-booliska-somaliland-oo-caawa-ku-geeriyooday\/","title":{"rendered":"Taliyihii Ciidanka Booliska Somaliland oo Caawa Geeriyooday"},"content":{"rendered":"<p>Allah Naxariistiisa Janno haka waraabiyo waxa goor-dhawayd magaalada Hargeysa ku geeriyooday Taliyihii Ciidanka Booliska Jamhuuriyadda Somaliland Sarreeye Gaas Cabdilaahi Fadal Iimaan oo muddooyinkii u dambeeyey xannuun u jiifay.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/somalilandpost.net\/wp-content\/uploads\/2013\/04\/taliye-fadal1.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-16890\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/somalilandpost.net\/wp-content\/uploads\/2013\/04\/taliye-fadal1.jpg?resize=620%2C494\" sizes=\"auto, (max-width: 620px) 100vw, 620px\" srcset=\"http:\/\/somalilandpost.net\/wp-content\/uploads\/2013\/04\/taliye-fadal1.jpg 620w, http:\/\/somalilandpost.net\/wp-content\/uploads\/2013\/04\/taliye-fadal1-300x239.jpg 300w, http:\/\/somalilandpost.net\/wp-content\/uploads\/2013\/04\/taliye-fadal1-470x375.jpg 470w\" alt=\"\" width=\"620\" height=\"494\" \/><\/a>Eebbe haw naxariistee Marxuum Cabdilaahi Fadal Iimaan, ayaa caawa ku geeriyooday Cusbitaalka International Hospital ee magaalada Hargeysa oo xaaladdiisa Caafimaad lagu dabiibayey maalmihii u dambeeyey.<\/p>\n<div id=\"somal-1424522526\" class=\"somal-content\"><\/div>\n<p>Taliyihii hore ee Ciidanka Booliska Somaliland, ayaa dhawaan ka soo laabtay dalka dibaddiisa, gaar ahaan Waddanka Turkiga oo Xaalad Caafimaad loogu qaaday.<\/p>\n<p>Marxuum Sarreeye Gaas Cabdilaahi Fadal Iimaan, ayaa dhowrkii bilood ee u dambeeyey xaaladdiisa caafimaad liidatay, isgoo Marxuumka sannadihii u dambeeyey uu soo ritay Xannuunka Macaanka iyo xannuuno ka haleelay uur-ku-jirta.<\/p>\n<p>Eebbe Jannadii Fardowsa haka waraabiyee, Taliye Cabdilaahi Fadal Iimaan, ayaa xilka ugu sarreeya ee Ciidanka Booliska Somaliland soo hayey ilaa Bishii April sannadkii 2012-kii wakhtigaas oo uu magacaabay madaxweynihii hore Axmed Maxamed Siilaanyo, kaddib markii uu geeriyooday taliyihii hore Jeneraal Saqadhi Dubbad oo dalka Imaaraadka Carabta oo xaalad caafimaad loogu qaaday ku geeriyooday.<\/p>\n<p>Ka hor intii aan loo magacaabin Xilka Taliyaha Booliska Somaliland, Marxuum Cabdilaahi Fadal Iimaan, waxa uu ahaa Hoggaanka Hawl-gelinta ee Ciidanka Booliska Jamhuuriyadda Somaliland.<\/p>\n<p>Hawl-wadeennada Shabakadda Wararka ee ARABSIYONEWS, waxa tacsi u dirayaan Ehelkii, Qaraabadii, Asxaabtii, Ciidanka Booliska iyo Guud ahaan Shacabka Somaliland geerida ku timi Allah haw naxariistee Taliyihii Ciidanka Booliska Somaliland Sarreeye Cabdilaahi Fadal Iimaan oo mar-dhawayd geeriyooday.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Allah Naxariistiisa Janno haka waraabiyo waxa goor-dhawayd magaalada Hargeysa ku geeriyooday Taliyihii Ciidanka Booliska Jamhuuriyadda Somaliland Sarreeye Gaas Cabdilaahi Fadal Iimaan oo muddooyinkii u dambeeyey xannuun u jiifay. Eebbe haw naxariistee Marxuum Cabdilaahi Fadal Iimaan, ayaa caawa ku geeriyooday Cusbitaalka International Hospital ee magaalada Hargeysa oo xaaladdiisa Caafimaad lagu dabiibayey maalmihii u dambeeyey. Taliyihii hore [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":52899,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"video","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,7,2],"tags":[],"class_list":["post-52895","post","type-post","status-publish","format-video","has-post-thumbnail","category-featured","category-videos","category-wararka","post_format-post-format-video"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/maxresdefault-2.jpg?fit=1280%2C720&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-dL9","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/52895","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=52895"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/52895\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":52898,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/52895\/revisions\/52898"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/52899"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=52895"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=52895"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=52895"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}