{"id":52847,"date":"2019-10-30T14:45:41","date_gmt":"2019-10-30T14:45:41","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=52847"},"modified":"2019-10-30T14:45:41","modified_gmt":"2019-10-30T14:45:41","slug":"xildhibaankii-suaasha-adag-weydiiyey-deni-oo-dacwad-xasaasi-ah-oo-laga-gudbiyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2019\/10\/30\/xildhibaankii-suaasha-adag-weydiiyey-deni-oo-dacwad-xasaasi-ah-oo-laga-gudbiyey\/","title":{"rendered":"Xildhibaankii su\u2019aasha adag weydiiyey DENI oo dacwad xasaasi ah oo laga gudbiyey"},"content":{"rendered":"<p><strong>Garoowe (Caasimada Online)<\/strong>\u00a0\u2013 Xeer ilaalinta guud ee dowlad goboleedka Puntland ayaa maanta dacwad xasaasi ah ku soo oogtay, Xildhibaan Cawil Xasan Daad oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada maamulkaasi oo dhowaan su\u2019aal adag weydiiyey Madaxweyne, Siciid Cabdullaahi Deni.<\/p>\n<p>Warqad uu ku saxiixan yahay xeer ilaaliye ku xigeenka Puntland, islamarkaana guddoonka baarlamaanka maamulkaasi la gaarsiiyey ayaa waxaa looga codsaday in xasaanada laga qaado Xildhibaan Daad, si loogu soo oogo dacwadda loo heysto.<\/p>\n<p>Xafiiska xeer ilaalinta ayaa xildhibaanka ku eedeeyey inuu ku xadgudbay shuruucda u taalla dowlad goboleedka Puntland, loona baahan yahay in lala xisaabto, si wax looga weydiiyo hadallada xanafta leh ee uu ku dhawaaqay.<\/p>\n<p>Sidoo kale warqadda ayaa lagu sheegay haddii guddoonku ogolaado dalabkan in xeer ilaalintu ay soo gudbi doonto eeda loo heysto xildhibaankaasi oo 26-kii bishan ka careysiiyey Madaxweynaha Puntland oo ku sugnaa xarunta golaha wakiilada<\/p>\n<div class=\"code-block code-block-4\">\n<div class=\"adsbyvli\" data-ad-slot=\"vi_3333420\" data-id=\"vi_3333420_2\">\n<div id=\"vi_3333420_2\" data-ad-slot=\"vi_3333420\" data-google-query-id=\"CKG8zt-bxOUCFdlA4AodnxQM5A\">\n<div class=\"_vli_default_banner\"><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<p>Su\u2019aasha xildhibaanka oo uu ku sheegay in xukuumaddu fashilantay, islamarkaana laga soo Qanuudo masaajida ayaa xiisad weyn ka abuurtay guud ahaan Puntland.<\/p>\n<p><img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/www.caasimada.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/2-2.jpg?w=696&#038;ssl=1\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Garoowe (Caasimada Online)\u00a0\u2013 Xeer ilaalinta guud ee dowlad goboleedka Puntland ayaa maanta dacwad xasaasi ah ku soo oogtay, Xildhibaan Cawil Xasan Daad oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada maamulkaasi oo dhowaan su\u2019aal adag weydiiyey Madaxweyne, Siciid Cabdullaahi Deni. Warqad uu ku saxiixan yahay xeer ilaaliye ku xigeenka Puntland, islamarkaana guddoonka baarlamaanka maamulkaasi la gaarsiiyey [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":52849,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"video","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-52847","post","type-post","status-publish","format-video","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka","post_format-post-format-video"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/hqdefault-8.jpg?fit=480%2C360&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-dKn","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/52847","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=52847"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/52847\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":52850,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/52847\/revisions\/52850"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/52849"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=52847"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=52847"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=52847"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}