{"id":5268,"date":"2015-02-04T11:55:20","date_gmt":"2015-02-04T11:55:20","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=5268"},"modified":"2015-02-04T11:55:20","modified_gmt":"2015-02-04T11:55:20","slug":"maleeshiyada-nabad-diidka-ah-ee-khaatumo-oo-weerar-ku-soo-qaaday-xarunta-ciidamada-somaliland-ee-bariga-laascanood","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/02\/04\/maleeshiyada-nabad-diidka-ah-ee-khaatumo-oo-weerar-ku-soo-qaaday-xarunta-ciidamada-somaliland-ee-bariga-laascanood\/","title":{"rendered":"Maleeshiyada Nabad Diidka ah ee Khaatumo oo Weerar Ku Soo Qaaday Xarunta Ciidamada Somaliland ee Bariga Laascanood"},"content":{"rendered":"<table class=\"main_table\" border=\"0\" width=\"865\" cellspacing=\"0\" cellpadding=\"0\" align=\"center\">\n<tbody>\n<tr>\n<td colspan=\"2\" valign=\"top\">\n<div id=\"menu\">\n<ul>\n<li><\/li>\n<\/ul>\n<\/div>\n<div class=\"xayeysiis\">\n<div class=\"ad_holder\"><\/div>\n<div class=\"ad_holder\"><\/div>\n<div class=\"ad_holder\"><\/div>\n<div class=\"ad_holder\"><\/div>\n<\/div>\n<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td colspan=\"2\" valign=\"top\" height=\"500\">\n<table class=\"middle_table\" style=\"height: 2561px;\" border=\"0\" width=\"956\" cellspacing=\"0\" cellpadding=\"0\">\n<tbody>\n<tr>\n<td valign=\"top\">\n<div class=\"article\">\n<h1><\/h1>\n<div id=\"above_article_campaign\"><\/div>\n<div class=\"left-column-single\">\n<div class=\"image-holder\"><a class=\"tooltip colorbox cboxElement\" title=\"\" href=\"http:\/\/burcoonline.com\/uploads\/article\/photo\/IMG_B13BF1-3D5DDF-848B7C-23AF49-DF2DA9-4B1526.jpg\" rel=\"single\"><img decoding=\"async\" class=\"aimage\" src=\"http:\/\/burcoonline.com\/assets\/thumb.php?src=\/uploads\/article\/photo\/IMG_B13BF1-3D5DDF-848B7C-23AF49-DF2DA9-4B1526.jpg&amp;h=210&amp;w=210\" alt=\"\" \/><\/a><\/p>\n<div class=\"image_shaddow\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/burcoonline.com\/assets\/images\/utility\/thumb-shadow.png?resize=210%2C5\" alt=\"\" width=\"210\" height=\"5\" \/><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<div id=\"article_body\" class=\"body\">\n<div>Laascanood (AN) \u00a0Maleeshiyada N|abad Diidka ah ee Khaatumo aya Xalay Weerar Qorsheysan Ku Soo Qaaday Xero ay Ciidanka Somaliland Ku Leedahay Duleedka Magaalada Laascanood Iyago Hallkaas Rasaas Huwiyay Gadiidka Ciidanka Qaranka, Ka dibna Halkaas Iska Caabin Xoogan Kala Kulmay Ciidanki Halkaas Saldhiga Ku Laha .<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Sida Lagu soo waramayo waxey Maleeshiyadani uu Baxsatay Xagaas Iyo hawdka Degaanada Koonfurta Laascanood, si kasta ha ahaate Maleeshiyadan ayaan si dhuumsho ah ku Yimi Goobtaasi Iyago Iska dhigaya Dad Rayid ah, \u00a0waxaana Saaka Ciidanka Qaranka Ku Daba Joogan maleeshiyadi Weerarka Geysatay.<\/div>\n<div>\n<div id=\"middle_article_campaign\">\u00a0Maleeshiyada nabad Diidka ah ee Khaatumo aya Beryahan uu Dambeysay Khilaaf Xoogan soo kala dhex galay Iyado Sababtay inay Burburto Maleeshiyadaasi. Hogaamiyaha Maleeshiyadaasi ee Cali Khaliif Galaydh aya waayay Meel uu Saldhig Ka dhigto, Marki Ciidanka Somaliland Ka Safeeyay Dhamaan Degaanadi Somaliland ee uu Dhuumalaysiga Ku Joogay isago Marki Dambena Ethiopia Ka soo Jahbadeeyay, waxaana sida Warbaahinta Burcoonline News Helayso Dowlada Ethiopia Ugu Baaqday Inaaano Cag sooo dhigin Dalka Ethiopia Isago ay Hadda Dani Baday Inaano Soo Dhaafin Magaalada Moqadisho ee Dalka Somalia.<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/td>\n<\/tr>\n<\/tbody>\n<\/table>\n<\/td>\n<\/tr>\n<\/tbody>\n<\/table>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Laascanood (AN) \u00a0Maleeshiyada N|abad Diidka ah ee Khaatumo aya Xalay Weerar Qorsheysan Ku Soo Qaaday Xero ay Ciidanka Somaliland Ku Leedahay Duleedka Magaalada Laascanood Iyago Hallkaas Rasaas Huwiyay Gadiidka Ciidanka Qaranka, Ka dibna Halkaas Iska Caabin Xoogan Kala Kulmay Ciidanki Halkaas Saldhiga Ku Laha . Sida Lagu soo waramayo waxey Maleeshiyadani uu Baxsatay Xagaas Iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":5270,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-5268","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1mY","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5268","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5268"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5268\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5268"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5268"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5268"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}