{"id":52580,"date":"2019-10-12T19:31:55","date_gmt":"2019-10-12T19:31:55","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=52580"},"modified":"2019-10-12T19:32:42","modified_gmt":"2019-10-12T19:32:42","slug":"tacsi-geerida-allaha-unaxariistee-marxuum-siciid-ibraahim-siciid-physic","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2019\/10\/12\/tacsi-geerida-allaha-unaxariistee-marxuum-siciid-ibraahim-siciid-physic\/","title":{"rendered":"Tacsi Geerida Allaha Unaxariistee Marxuum siciid ibraahim siciid (physic)"},"content":{"rendered":"<div id=\"js_430\" class=\"_5pbx userContent _3576\" data-testid=\"post_message\" data-ft=\"{&quot;tn&quot;:&quot;K&quot;}\">\n<p>Inaaalilaahi wa inaa ilaahi rajacuun waxaa maanta geeriyooday Allaha Unaxariistee Marxuum siciid ibraahim siciid (physic) wuxuu ka mid ahaa macalimiinta dugsiga Farax Oomar 1970 ilaa 1988\u00a0 wuxuu Marxuumku\u00a0 ka mid ahaa aqoonyahanadii fara ku turiska ahaa wakhtigaa Sidoo Kalena Allaha Unaxariistee Marxuum siciid ibraahim siciid (physic) wuxuu ka mid ahaa asaasayaashii ( URURKA UFO ) Dalkana waxa badan u qabtay arday badan soo Saaray Allah yarxam mantaytiisii noqotay<\/p>\n<p>Maamulka Shabakada Arabsiyonews Iyo Dhamaan Shaqaalaha Shabakada Ayaa Waxay Tacsi Udirayaan Qoyski,Qaraabdii Iyo Asxaabtii Uu Ka BaxayAllaha Unaxariisto\u00a0 Marxuum siciid ibraahim siciid (physic) samir iyo iiman ilaahay haka\u00a0 siiyo dhamaantood Marxuumkana ilaahay janatul fardaws ha geeyo<\/p>\n<p>aamiin aamiin Aamiin<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"_3x-2\" data-ft=\"{&quot;tn&quot;:&quot;H&quot;}\">\n<div data-ft=\"{&quot;tn&quot;:&quot;H&quot;}\">\n<div class=\"mtm\">\n<div class=\"_2a2q _65sr\"><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Inaaalilaahi wa inaa ilaahi rajacuun waxaa maanta geeriyooday Allaha Unaxariistee Marxuum siciid ibraahim siciid (physic) wuxuu ka mid ahaa macalimiinta dugsiga Farax Oomar 1970 ilaa 1988\u00a0 wuxuu Marxuumku\u00a0 ka mid ahaa aqoonyahanadii fara ku turiska ahaa wakhtigaa Sidoo Kalena Allaha Unaxariistee Marxuum siciid ibraahim siciid (physic) wuxuu ka mid ahaa asaasayaashii ( URURKA UFO ) [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":52581,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[3,10,2],"tags":[],"class_list":["post-52580","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-arimaha-bulshada","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/qudh.png?fit=1018%2C640&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-dG4","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/52580","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=52580"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/52580\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":52583,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/52580\/revisions\/52583"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/52581"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=52580"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=52580"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=52580"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}