{"id":52574,"date":"2019-10-12T17:11:51","date_gmt":"2019-10-12T17:11:51","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=52574"},"modified":"2019-10-12T17:11:51","modified_gmt":"2019-10-12T17:11:51","slug":"golaha-wasiirrada-somaliland-oo-gorfeeyey-hirgelinta-nidaamka-e-government-somaliland-e-government-system","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2019\/10\/12\/golaha-wasiirrada-somaliland-oo-gorfeeyey-hirgelinta-nidaamka-e-government-somaliland-e-government-system\/","title":{"rendered":"Golaha Wasiirrada Somaliland Oo Gorfeeyey Hirgelinta Nidaamka E-Government (Somaliland E-government system)"},"content":{"rendered":"<p class=\"x_gmail-MsoNoSpacing\">Kal-fadhigii 43<b><sup>-aad<\/sup><\/b>\u00a0ee golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo ahaa mid aan caadi ahayn oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, kuna wehelinaayey Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa lagu gorfeeyey hirgelinta nidaamka E-Government (Somaliland E-government system).<\/p>\n<p class=\"x_gmail-MsoNoSpacing\">\n<p><span class=\"embed-youtube\" style=\"text-align:center; display: block;\"><iframe loading=\"lazy\" class=\"youtube-player\" width=\"696\" height=\"392\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/ij8vebIA3Dk?version=3&#038;rel=1&#038;showsearch=0&#038;showinfo=1&#038;iv_load_policy=1&#038;fs=1&#038;hl=en-US&#038;autohide=2&#038;wmode=transparent\" allowfullscreen=\"true\" style=\"border:0;\" sandbox=\"allow-scripts allow-same-origin allow-popups allow-presentation allow-popups-to-escape-sandbox\"><\/iframe><\/span><\/p>\n<p class=\"x_gmail-MsoNoSpacing\">Wasaaradda isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyadda, \u00a0ayaa golaha wasiirrada u soo bandhigtay hirgelinta nidaamka E-government oo ah barnaamij hufan oo deg-deg ah kaasoo dhammaan adeegga dawladda u beddelaya habka horumarsan ee casriga ee la jaanqaadaya Tignoolajiyadda casriga ah (Electronic Government), si dawladda Somaliland ula jaanqaaddo horumarka Tiknoolajiyadda, waxana barnaamijkani uu ka qayb-qaadan doonaa horumarka dhaqaalaha, fidinta adeegga bulshada, ka faa\u2019iidaysiga Tiknoolajiyadda, daah-furnaanta shaqada, maamul daadejinta shaqooyinka, xaddidaadda kharashaadka \u00a0haatan dawladda kaga baxa Tiknoolajiyada, keydinta iyo ilaalinta badqabka xogta dawladda \u00a0iyo fududaynta macluumaadka sharciga, wuxuuna isku xidhidoonaa hay\u2019adaha laamaha dawladda isagoo midaynaya wasaaraddaha shaqo wadaagga leh.<\/p>\n<p class=\"x_gmail-MsoNoSpacing\">Barnaamijkan hirgelinta nidaamka E-Government waa markii u horraysay ee laga hirgelinayo dalka Jamhuuriyadda Somaliland, taasoo muujinaysa heerka horumarsan ee Somaliland ka marayso dhanka Tiknoolajiyada casriga ah ee dunidu u guurtay.<\/p>\n<p class=\"x_gmail-MsoNoSpacing\">Golaha wasiirradu waxay go\u2019aamiyeen in guddi loo saaro hirgelinta nidaamkan E-Government, in dhammaan hay\u2019addaha laamaha dawladdu yeeshaan waaxo u gaar ah ICT-ga (Information Communication Technology), sidoo kalena lagu daro manhajka waxbarashada ee dalka waxana \u00a0nidaamkan E-Government uu qayb ka ahaa barnaamij siyaasadeedkii xisbiga Kulmiye, isaga oo \u00a0\u00a0\u00a0waafaqsan qorshaha labaad ee horumarinta qaranka (NDPII).<\/p>\n<p class=\"x_gmail-MsoNoSpacing\">\n<p class=\"x_MsoNormal\"><b><span lang=\"SQ\">\u00a0<\/span><\/b><\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\"><b><span lang=\"SQ\">ALLAA MAHAD LEH<\/span><\/b><\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\"><b><span lang=\"SQ\">\u00a0<\/span><\/b><\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\"><b><span lang=\"SQ\">Maxamuud Warsame Jaamac<\/span><\/b><b><u><\/u><\/b><\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\"><b><span lang=\"SQ\">Af-hayeenka Madaxweynaha JSL.<\/span><\/b><b><\/b><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kal-fadhigii 43-aad\u00a0ee golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo ahaa mid aan caadi ahayn oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, kuna wehelinaayey Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa lagu gorfeeyey hirgelinta nidaamka E-Government (Somaliland E-government system). Wasaaradda isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyadda, \u00a0ayaa golaha wasiirrada u soo bandhigtay hirgelinta nidaamka E-government oo ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":52576,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"video","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-52574","post","type-post","status-publish","format-video","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka","post_format-post-format-video"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/sddefault-28.jpg?fit=640%2C480&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-dFY","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/52574","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=52574"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/52574\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":52575,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/52574\/revisions\/52575"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/52576"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=52574"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=52574"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=52574"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}