{"id":5239,"date":"2015-02-04T11:21:35","date_gmt":"2015-02-04T11:21:35","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=5239"},"modified":"2015-02-04T11:21:35","modified_gmt":"2015-02-04T11:21:35","slug":"qorshaha-la-baxay-hiigsiga-somaliya-oo-laga-wada-hadli-doono-iyo-fashilka-jira","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/02\/04\/qorshaha-la-baxay-hiigsiga-somaliya-oo-laga-wada-hadli-doono-iyo-fashilka-jira\/","title":{"rendered":"Qorshaha La Baxay Hiigsiga Somaliya Oo Laga Wada Hadli Doono Iyo Fashilka Jira"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/IMG_039CD6-23E117-AE2393-F95253-F44391-F0D24A.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-5246\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/IMG_039CD6-23E117-AE2393-F95253-F44391-F0D24A.jpg?resize=261%2C193\" alt=\"IMG_039CD6-23E117-AE2393-F95253-F44391-F0D24A\" width=\"261\" height=\"193\" \/><\/a><\/p>\n<p>Madaxda Maamul Goboleedyada Somaliya Hoos Taga Oo Muqdisho Ku Biyo Shubanaya Qorshaha La Baxay Hiigsiga Somaliya Oo Laga Wada Hadli Doono Iyo Fashilka Jira<\/p>\n<p>Madaxweynayaasha Maamul Goboleedada Hoos Taga Maamulka Somaliya Oo Uu Hogaaminaayo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Ayaa Ku Fool leh Magalada muqdisho ee caasimada somaliya iyada oo lagu wado in 12 saacadood ee maanta uu gaadho magaalada xamar<\/p>\n<p>Waxa lagu wadadaa in madaxda maamul goboladeedyadu iyo kuwa faderaalku kulamo wada qaataan si ay uga tashadaan wax loogu yeedhay hiigsiga ama qorshaha mustaqbaleed ee wadanka somaliya loo gogol dhigay lana waajahayo sanadka 2016ka wararka ayaa sheegaya in guud ahaan maamulada hoos yimaada wadanka somaliya la midaynaayo lana wado qorshihii lagu qancin lahaa maamul goboleedyada somaliya ka dhisay si wadanka somaliya uu u noqda mid ka baxa qol qolka iyo talisyada is bar baryaacaya hal meelna go.aanka looga wada jaro<\/p>\n<p>Lama garan karo caqabadaha kulamadan iyo go,aanadan ka dhalan kara maadaama somaliya siyaasiyiinteeda looga bartay in midba meel calaamad sado oo uu magacaabto si uu uga taliyo iyada oo taasina salka ku haysa khilaafka iyo isla jaan qaad la,aanta ka jirta wadanka somaliya oo mudo 24sanadood ka badan uu ku jiray waxaana bilaa mustaqbal ku dhacay guud ahaan dadka somaliya ku nool oo ku garaad saday xabad iyo dhiig qul qulaya<\/p>\n<p>Talaabadan ayaa saan saanteedu u eeg yahay mid lagu fashilmi doono maadaama aanay isu war hayn madaxda kulanka wada qaadanaya qorshaha madaxweynaha somaliya u diyaariyey madaxda maamul goboleedyada in uu ku qanciyo isla markaana uu ka tuuro qorshaha ay sitaan ee ah nidaamka maamul goboleed<\/p>\n<p>Wixii Warar Soo kordha La Soco Batalaalenews.ney Iyo Wararka Danbe<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxda Maamul Goboleedyada Somaliya Hoos Taga Oo Muqdisho Ku Biyo Shubanaya Qorshaha La Baxay Hiigsiga Somaliya Oo Laga Wada Hadli Doono Iyo Fashilka Jira Madaxweynayaasha Maamul Goboleedada Hoos Taga Maamulka Somaliya Oo Uu Hogaaminaayo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Ayaa Ku Fool leh Magalada muqdisho ee caasimada somaliya iyada oo lagu wado in 12 saacadood ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":5246,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-5239","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1mv","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5239","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5239"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5239\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5239"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5239"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5239"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}