{"id":5238,"date":"2015-02-04T11:08:11","date_gmt":"2015-02-04T11:08:11","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=5238"},"modified":"2015-02-04T11:08:11","modified_gmt":"2015-02-04T11:08:11","slug":"daawo-shil-tareen-oo-ka-dhacay-magaalada-new-york","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/02\/04\/daawo-shil-tareen-oo-ka-dhacay-magaalada-new-york\/","title":{"rendered":"Daawo Shil tareen oo ka dhacay Magaalada New York"},"content":{"rendered":"<p><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-180700\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/Shil-tareen-newyork-1.jpeg?resize=460%2C276\" alt=\"Train Car Collision\" width=\"460\" height=\"276\" \/><br \/>\n<strong>Shil tareen oo Salaasadii ka dhacay magaalada New York ee dalka Maraykanka, ayey ku dhinteen ugu yaraan 7 qof.<\/strong><\/p>\n<p>Shilkan oo ka dhacay nawaaxiga Valhalla oo u dhaw Manhattan, waxaana la sheegay in sidoo kale 12 qof ay dhaawacyo kala duwan soo gaareen.<\/p>\n<div class=\"other-ads\">\n<p>Tareenka ayaa la sheegay inuu ku dhacay 2 gaari oo ku xanibmay wadadka isgoyska tareenada iyo gaadiidka kale, waxaana kamid ah dadka dhintay daraweladii gawaaridaasi.<\/p>\n<\/div>\n<p>Kadib markii ay isku dhaceen tareenka iyo mid kamid ah gawaaridaasi ayaa waxaa halkaasi ka dhashay dab xoogleh oo qabsaday tareenka, iyadoo boqolaal rakaab ah oo saarnaa taareenkaasi ay si hal haleel ah uga degeen tareenka qeybtiisa danbe.<\/p>\n<p><span class=\"embed-youtube\"><iframe loading=\"lazy\" class=\"youtube-player\" src=\"http:\/\/www.youtube.com\/embed\/vdigWExDD8k?version=3&amp;rel=1&amp;fs=1&amp;showsearch=0&amp;showinfo=1&amp;iv_load_policy=1&amp;wmode=transparent\" width=\"482\" height=\"294\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shil tareen oo Salaasadii ka dhacay magaalada New York ee dalka Maraykanka, ayey ku dhinteen ugu yaraan 7 qof. Shilkan oo ka dhacay nawaaxiga Valhalla oo u dhaw Manhattan, waxaana la sheegay in sidoo kale 12 qof ay dhaawacyo kala duwan soo gaareen. Tareenka ayaa la sheegay inuu ku dhacay 2 gaari oo ku xanibmay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":5240,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[7,2],"tags":[],"class_list":["post-5238","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-videos","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1mu","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5238","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5238"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5238\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5238"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5238"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5238"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}