{"id":5233,"date":"2015-02-04T10:57:59","date_gmt":"2015-02-04T10:57:59","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=5233"},"modified":"2015-02-04T10:57:59","modified_gmt":"2015-02-04T10:57:59","slug":"nuxurka-qodobo-somaliland-khuseeya-oo-banki-moon-ku-xusay-warbixin-uu-golaha-amaanka-u-gudbiyay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/02\/04\/nuxurka-qodobo-somaliland-khuseeya-oo-banki-moon-ku-xusay-warbixin-uu-golaha-amaanka-u-gudbiyay\/","title":{"rendered":"Nuxurka Qodobo Somaliland Khuseeya Oo Banki Moon Ku Xusay Warbixin Uu Golaha Amaanka U Gudbiyay"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/1cf9da0123a9538786de284a72071bdc_L.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-5236\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/1cf9da0123a9538786de284a72071bdc_L-300x200.jpg?resize=300%2C200\" alt=\"1cf9da0123a9538786de284a72071bdc_L\" width=\"300\" height=\"200\" \/><\/a>Hargeysa(AN) Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Banki Moon,ayaa warbixintiisa saddex billaha ah ee u gudbiyo Golaha Amaanka Jimciyadda Quruumaha ka dhexaysa waxa uu kaga hadlay murannadii siyaasadeed ee Somaliland ka dhacay dabayaaqadii sanadkii dhamaaday ee 2014-ka.Warbixintiisa oo uu wada jir uga diyaariyay Somaliland iyo Somalia,ayaa qaybta Somaliland khusaysa waxay muujinaysaa sida dunidu ula socoto Dhaqdhaqaaqa siyaasiga ah ee Somaliland<\/p>\n<p>\u201cSomaliland iyadoo lagu jiro diyaar garowga doorashooyinka madaxtooyada iyo Baarlamaanka ee sanadka 2015-ka, xiisado siyaasadeed oo u dhexeeya dawladda iyo mucaaradka ayaa xoojiyay dib u dhaca ansixinta guddida doorashada somaliland iyo ansixinta diwaangalinta cod bixiyeyaasha iyo madaniga.15-kii\u00a0 bishii November xubnaha Baarlamaanka ugu jira Xisbiga Kulmiye ayaa\u00a0 soo dhigay maamuus ka xayuubin ka dhan ah Gudoomiyaha Golaha akiilada Mudane Cirro oo ka soo jeeda xisbiga mucaaradka ah ee Waddani. Arrintaasi waxay dhalisay falal amaan darro ah oo ay ka mid ahaayeen Xadhig mudo kooban ah oo lagula kacay xubno Baarlamaanka ka mid ah iyo Mudaharaado rabshado wata oo meelo Somaliland ah ka dhacay. Xiisaddii si degdeg ah ayaa loo dejiyay, waxaanay Baaralmaanku 29-kii November ansiiyeen Guddiga\u00a0 doorashadooyinka,iyadoo Guddida doorashaduna xilka la wareegay 7 December.\u201d Ayuu warbixintiisa ku yidhi Mr Banki moon.<\/p>\n<p>Banki Moon waxa uu sidoo kale ka hadlay amniga guud ee Somaliland \u201cDegaanada Galbeedka Somaliland waxay ku jiraan xasilooni buuxda,halka ay gobolada Sool iyo Sanaag ay haystaan isku dhacyo u dhexeeya Ciidamada Somaliland iyo Maleeshiyada taageerta Khaatumo\u201d<\/p>\n<p>Banki Moon waxa uu sheegay in Ciidamada Somaliland bishii September ee 2014-ka ay fuliyeen hawl galo ka dhan ah Al-shabaab iyo Dhalinyarada rabshadaha samaysa islamarkaana lagu soo qabtay 15 dhalinyaro ah. Dhinaca horumarkana waxa uu ku sheegay Shirkii Horumarka ee Hargaysa ka dhacay ee uu qabanqaabiyay Dr Sacad Cali Shire.<\/p>\n<p>Warbixinta Xoghayaha Qaramada midoobay ayaa muujinaysa sida Khilaafaadka iyo Murannadda Siyaasadeed ee Gudaha Somaliland ka dhaca sida dunida looga daalacanayo.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa(AN) Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Banki Moon,ayaa warbixintiisa saddex billaha ah ee u gudbiyo Golaha Amaanka Jimciyadda Quruumaha ka dhexaysa waxa uu kaga hadlay murannadii siyaasadeed ee Somaliland ka dhacay dabayaaqadii sanadkii dhamaaday ee 2014-ka.Warbixintiisa oo uu wada jir uga diyaariyay Somaliland iyo Somalia,ayaa qaybta Somaliland khusaysa waxay muujinaysaa sida dunidu ula socoto Dhaqdhaqaaqa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":5236,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-5233","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1mp","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5233","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5233"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5233\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5233"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5233"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5233"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}