{"id":5226,"date":"2015-02-04T10:46:25","date_gmt":"2015-02-04T10:46:25","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=5226"},"modified":"2015-02-04T10:46:25","modified_gmt":"2015-02-04T10:46:25","slug":"xukuumaddan-dhaqan-uma-aha-loogamana-baran-inay-dhagax-been-ah-dhigtowasiir-xirsi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/02\/04\/xukuumaddan-dhaqan-uma-aha-loogamana-baran-inay-dhagax-been-ah-dhigtowasiir-xirsi\/","title":{"rendered":"\u201cXukuumaddan Dhaqan Uma Aha Loogamana Baran Inay Dhagax Been Ah Dhigto,\u201dWasiir Xirsi"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/e055f0e4299753886e7576b6664fc619_L.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-5230\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/e055f0e4299753886e7576b6664fc619_L-300x267.jpg?resize=300%2C267\" alt=\"e055f0e4299753886e7576b6664fc619_L\" width=\"300\" height=\"267\" \/><\/a>Hargeysa(AN) Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan, oo markii u horaysay ka hadlay eedaha Mucaaradku u jeediyay Safarkii Madaxweyne Siilaanyo,ayaa sheegay inaan Xukumaddani dhigin dhagax been ah, islamarkaana hirgaliso waxay balanqaado.<\/p>\n<p>\u201cMucaaridku waxay ka mid yihiin bulshadeenna, waxaana wanaagsan inay noqdaan kuwo ka turjuma waaqaca, kana run sheega xaqiiqada dhabta ah. Waayo dalka kaligood kuma noola ee waa inay ogaadaan inay joogaan shacbigii dalka iska lahaa oo iyaga ka badan, kuwaas oo deegaanada aanu maraynay iminka iyo markii horeba ku kala nool, oo jooga kana markhaati kacaya waxay indhahooda ku arkaayaan, xaqiiqaduna waxaa weeye Xukuumaddan dhaqan uma aha loogamana baran inay dhagax been ah dhigto, laakiin waxaa lagu yaqaan oo marag ma doon ah\u00a0 qof kasta oo caafimaad qabaana arkayaa mashariicda tirada badan ee ay ballan qaaday, ee ay dhagax dhigtay ee dhammaantood fulay, kuwa socda iyo kuwa la bilaabayo\u201d ayuu yidhi Wasiir Xirsi Oo U Waramayay Wargeyska Somalilantoday.<\/p>\n<p>Wasiir Xirsi waxa uu intaasi raaciyay \u201cdhawaana waxaanu soo bandhigi doona waxqabadkii Xukuumadda ee sanadkii tagay, ninkii markaa beeninaya ha yimaaddo.\u201d<\/p>\n<p>Mucaaradka ayaa Socdaalkii Madaxweyne Siilaanyo dhawaan ku soo maray degaano badan,laguna magacaabay Socdaalka Buuraha iyo Banaanka waxay u jeediyeen dhaliilo badan,iyagoo mashaariicda uu dhagax dhigayay ku tilmaamay kuwo aan fulin,sidoo kalena sheegay kuwii hore uu u dhagax dhigay inaan la fulin<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa(AN) Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan, oo markii u horaysay ka hadlay eedaha Mucaaradku u jeediyay Safarkii Madaxweyne Siilaanyo,ayaa sheegay inaan Xukumaddani dhigin dhagax been ah, islamarkaana hirgaliso waxay balanqaado. \u201cMucaaridku waxay ka mid yihiin bulshadeenna, waxaana wanaagsan inay noqdaan kuwo ka turjuma waaqaca, kana run sheega xaqiiqada dhabta ah. Waayo dalka kaligood [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":5230,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-5226","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1mi","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5226","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5226"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5226\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5226"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5226"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5226"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}