{"id":52206,"date":"2019-09-25T12:11:04","date_gmt":"2019-09-25T12:11:04","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=52206"},"modified":"2019-09-25T12:11:04","modified_gmt":"2019-09-25T12:11:04","slug":"deg-deg-qarax-lala-eegtay-guddoomiyaha-maxkamadda-ciidamada-qalabka-sida-ee-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2019\/09\/25\/deg-deg-qarax-lala-eegtay-guddoomiyaha-maxkamadda-ciidamada-qalabka-sida-ee-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Deg Deg: Qarax Lala Eegtay Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Warar hordhac ah ayaa kasoo baxaya Qarax miino oo duleedka Muqdisho Lagula eegtay Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya Xasan Cali Nuur Shuute Iyo Saraakiil kale.<\/p>\n<p>Kolonyo ciidan oo uu hogaaminayay Gudoomiyaha ayaa Xalay ku hoyday Saldhigyo ciidan oo ku yaalla Deegaano katirsan Gobalka Shabeelaha Hoose.<\/p>\n<p>Wali wax war ah kama soo bixin laamaha amaanka oo ku aadan qaraxa lala eegtay Gudoomiye Shuute.<\/p>\n<p>Sido kale lama Xaqiijin Khasaaraha rasmiga ee soo gaaray Gudoomiyaha, Ciidamada iyo Saraakiisha kale.<\/p>\n<div>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<\/div>\n<div><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warar hordhac ah ayaa kasoo baxaya Qarax miino oo duleedka Muqdisho Lagula eegtay Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya Xasan Cali Nuur Shuute Iyo Saraakiil kale. Kolonyo ciidan oo uu hogaaminayay Gudoomiyaha ayaa Xalay ku hoyday Saldhigyo ciidan oo ku yaalla Deegaano katirsan Gobalka Shabeelaha Hoose. Wali wax war ah kama soo bixin laamaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":52207,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-52206","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/qarar.png?fit=1024%2C683&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-dA2","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/52206","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=52206"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/52206\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":52208,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/52206\/revisions\/52208"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/52207"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=52206"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=52206"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=52206"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}