{"id":5208,"date":"2015-02-03T16:07:25","date_gmt":"2015-02-03T16:07:25","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=5208"},"modified":"2015-02-03T16:07:25","modified_gmt":"2015-02-03T16:07:25","slug":"raiisal-wasaaraha-somaliya-oo-culeyska-saaraaya-sidii-uu-ku-heli-lahaa-taageerada-xildhibaanada-baarlamaanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/02\/03\/raiisal-wasaaraha-somaliya-oo-culeyska-saaraaya-sidii-uu-ku-heli-lahaa-taageerada-xildhibaanada-baarlamaanka\/","title":{"rendered":"RAIISAL WASAARAHA SOMALIYA OO CULEYSKA SAARAAYA SIDII UU KU HELI LAHAA TAAGEERADA XILDHIBAANADA BAARLAMAANKA"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/cumar-80x106.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-5212\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/cumar-80x106.jpg?resize=80%2C106\" alt=\"cumar-80x106\" width=\"80\" height=\"106\" \/><\/a>Ra\u2019iisal Wasaaraha Xukuumadda Federalka Somaliya Cumar C\/rashiid Cali Sharmaarke, ayaa waxa uu Magaalada Muqdisho ka wadaa olole siyaasadeed, oo uu ku doonaayo taageerada Xildhibaanada Baarlamaanka.<\/p>\n<p>Inta badan Xildhibaanada Baarlamaanka Somaliya oo ku midoobay labada Kudladood ee Baarlamaanka, ayaa waxay si weyn kaga horyimaadeen tallaabada uu markii labaad uu Ra\u2019iisal Wasaaruhu ku soo magacaabay Golahiisa Wasiirada. Ka dib markii ay ku dhaliileen inaanu kala tashan Xildhibaanada.<\/p>\n<div class=\"google_ads2\"><\/div>\n<p>Labadii maalmood ee ugu dambeysay, ayuu Ra\u2019iisal Wasaaraha la kulmay qaar ka mid ah Xildhibaanada, isagoo ka dhaadhicinaaya inay aqbalaan Golahiisa Wasiirada, isla-markaan ay qaataan qoondo uu ugu talla galay.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Ra\u2019iisal Wasaaraha, ayaa labada Kudladood ee Baarlamaanka la doonaaya inay qaataan 5 Wasiiro iyo Ku Xigeenadooda, ayna codka kalsoonida siiyaan Golaha Wasiirada, inkastoo ay taasi habeenkii Jimcaha ka horyimaadeen.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Warar aan si rasmi ah loo xaqiijin, ayaa waxay sheegayaan in ay suurta gal tahay in Ra\u2019iisal Wasaaruhu, uu mar labaad uu dib ugu laabto Golahiisa Wasiirada, si uu dib u habayn ugu soo sameeyo.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisal Wasaare Sharmaarke, ayaa habeenimadii Sabtida qiray in uu dhaxlay siyaasad wareersan, xilli uu shir jaraa\u2019id ku qabtay Xafiiskiisa Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Caqabadaha uu Ra\u2019iisal Wasaare Sharmaarke kala kulmaayo Xildhibaanada Baarlamaanka Somaliya, ayaa waxaa dusha looga tuuray Madaxtooyada Somaliya, oo lagu eedeeyay inay fara-gelin toos ah ku heyso shaqada Ra\u2019iisal Wasaaraha.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisal Wasaaraha Xukuumadda Federalka Somaliya Cumar C\/rashiid Cali Sharmaarke, ayaa waxa uu Magaalada Muqdisho ka wadaa olole siyaasadeed, oo uu ku doonaayo taageerada Xildhibaanada Baarlamaanka. Inta badan Xildhibaanada Baarlamaanka Somaliya oo ku midoobay labada Kudladood ee Baarlamaanka, ayaa waxay si weyn kaga horyimaadeen tallaabada uu markii labaad uu Ra\u2019iisal Wasaaruhu ku soo magacaabay Golahiisa Wasiirada. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":5212,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-5208","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1m0","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5208","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5208"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5208\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5208"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5208"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5208"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}