{"id":52009,"date":"2019-09-14T14:31:18","date_gmt":"2019-09-14T14:31:18","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=52009"},"modified":"2019-09-14T15:26:10","modified_gmt":"2019-09-14T15:26:10","slug":"eriteria-ragga-ku-nool-oo-lagu-amaray-guurka-haween-tiro-badan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2019\/09\/14\/eriteria-ragga-ku-nool-oo-lagu-amaray-guurka-haween-tiro-badan\/","title":{"rendered":"Eriteria Ragga Ku Nool Oo Lagu Amaray Guurka Haween Tiro Badan"},"content":{"rendered":"<p dir=\"ltr\">Ragga ku nool\u00a0 dalka Eritrea , ayaa dawladda u hogaamiyo Isias\u00a0 Afwerki , waxa ay u soo jeedisay in ay hal gabadh in ka badan\u00a0 guursadaan ama khatar ugu jiraan xabsi daa\u2019in , war-murtiyeedkan oo ku qornaa Af Carabi oo \u00a0 uu soo saaray Muftiga oo ah hay\u2019adda arrimaha diinta ee uga saraysa ee wadanka , ayaa lagu baahiyay baraha bulshada<\/p>\n<p dir=\"ltr\">\u00a0Marka\u00a0 la eego amarka\u00a0 dawladdu waxa uu salka ku hayaa\u00a0 ragga oo waddankaasi ay ku yaraysay dhimashadii ka soo gaadhay dagaalkii\u00a0 ay la galeen Itoobiya sida ay ku warantay shabakedda Afkiinsider . Macluumaadka oo aan si madaxbanaan\u00a0 loo xaqiijin , ayaa ka digaya in ninka ama gabadha ka soo horjeesta go\u2019aankaasi uu wejahi doono xabsi daa\u2019in<\/p>\n<p dir=\"ltr\">\u00a0Macluumaadka\u00a0 ku qoran Af Carabiga , ayaa\u00a0 waxa leeyahay in uu salka ku hayo\u00a0 sharciga Ilaahay oo banaaneeyay in haween badan\u00a0 la guursan karo, iyada oo duruufta jirtaana ay tahay\u00a0 ragga oo yaraaday .<\/p>\n<p dir=\"ltr\">waxaana\u00a0 waaxda arrimaha diinta ee ERITREA , ay go\u2019aan ku gaadhay\u00a0 arrimahan soo socda oo kala ah in nin walba uu guursado\u00a0 ugu yaraan laba dumara , waxaana ninka diida in uu sidaa yeelo lagu xukumayaa xabsi daa\u2019in\u00a0 iyo weliba shaqo adag .<\/p>\n<p dir=\"ltr\">Haweenayda isku dayda\u00a0 in ay ninkeeda ka horjoogsato in uu guursado gabadh kale\u00a0 waxa lagu ciqaabi doonaa xabsi madaxaa ha ku furto ah<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ragga ku nool\u00a0 dalka Eritrea , ayaa dawladda u hogaamiyo Isias\u00a0 Afwerki , waxa ay u soo jeedisay in ay hal gabadh in ka badan\u00a0 guursadaan ama khatar ugu jiraan xabsi daa\u2019in , war-murtiyeedkan oo ku qornaa Af Carabi oo \u00a0 uu soo saaray Muftiga oo ah hay\u2019adda arrimaha diinta ee uga saraysa ee wadanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":52010,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-52009","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-arimaha-bulshada"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/CALI-1-696x392.jpg?fit=696%2C392&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-dwR","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/52009","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=52009"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/52009\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":52011,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/52009\/revisions\/52011"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/52010"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=52009"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=52009"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=52009"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}