{"id":51990,"date":"2019-09-14T11:53:28","date_gmt":"2019-09-14T11:53:28","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=51990"},"modified":"2019-09-14T12:12:15","modified_gmt":"2019-09-14T12:12:15","slug":"faah-faahin-masuuliyiin-ku-dhintay-qaraxii-ka-dhacay-duleedka-balcadmagacyada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2019\/09\/14\/faah-faahin-masuuliyiin-ku-dhintay-qaraxii-ka-dhacay-duleedka-balcadmagacyada\/","title":{"rendered":"Faah faahin: Mas\u2019uuliyiin ku dhintay qaraxii ka dhacay duleedka Balcad+Magacyada"},"content":{"rendered":"<p><strong>Jowhar <\/strong>\u00a0\u2013 Faah faahinno dheeri ah ayaa laga helayaa khasaaraha ka dashay qarax miino oo mas\u2019uuliyiin ka tirsan maamulka HirShabelle maanta lagula eegtay deegaanka Gololey ee gobolka Shabeelaha Dhexe.<\/p>\n<p>Qaraxa oo ahaa mid xoogan ayaa waxaa uu haleelay kolonyo gaadiid ah oo ay la socdeen mas\u2019uuliyiintaasi, kuwaas oo ka soo ambabaxay Balcad, kuna sii jeeday Jowar.<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiinta la xaqiijiyey inay qaraxaasi ku dhinteen waxaa ka mid ah guddoomiye ku xigeenkii Maaliyadda ee gobolka Sh\/Dhexe, Cabdulllaahi Shitaawe, wasiirkii hore ee wasaaradda Ganacsiga Hirshabelle, Sabriye Cusmaan iyo nin lagu magacaabayey Xasan Baldoos, kaas oo la shaqeynayey mid ka mid ah hay\u2019adaha Samafalka ee gobolkaasi.<\/p>\n<p>Sidoo kale wararka ayaa intaasi ku daraya in khasaaraha uu ka badan yahay intaasi\u00a0 islamarkaana ay jiraan dhaawacyo kale.<\/p>\n<div class=\"code-block code-block-4\">\n<div class=\"adsbyvli\" data-ad-slot=\"vi_3333420\" data-id=\"vi_3333420_2\">\n<div id=\"vi_3333420_2\" data-ad-slot=\"vi_3333420\" data-google-query-id=\"CN6eqPGf0OQCFckr4Aod-kQGZg\">\n<div class=\"_vli_default_banner\"><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<p>Weli ma jirto cid faah faahin ka bixisay qaraxaasi, balse waxa uu ku soo aadayaa, iyadoo maalmihii la soo dhaafay aad loga digayey amni darro baahsan oo ka jirta waddada dheer ee isku xirta degmooyinka Balcad iyo Jowhar oo ka wada tirsan gobolka Shabeelaha Dhexe.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jowhar \u00a0\u2013 Faah faahinno dheeri ah ayaa laga helayaa khasaaraha ka dashay qarax miino oo mas\u2019uuliyiin ka tirsan maamulka HirShabelle maanta lagula eegtay deegaanka Gololey ee gobolka Shabeelaha Dhexe. Qaraxa oo ahaa mid xoogan ayaa waxaa uu haleelay kolonyo gaadiid ah oo ay la socdeen mas\u2019uuliyiintaasi, kuwaas oo ka soo ambabaxay Balcad, kuna sii jeeday [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":44136,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-51990","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/QARRRRRR.jpg?fit=260%2C194&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-dwy","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/51990","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=51990"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/51990\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":51992,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/51990\/revisions\/51992"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/44136"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=51990"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=51990"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=51990"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}