{"id":5199,"date":"2015-02-03T16:00:32","date_gmt":"2015-02-03T16:00:32","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=5199"},"modified":"2015-02-03T16:00:32","modified_gmt":"2015-02-03T16:00:32","slug":"belguim-school-dacweeyey-arday-facebook-ku-taageertay-isis","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/02\/03\/belguim-school-dacweeyey-arday-facebook-ku-taageertay-isis\/","title":{"rendered":"Belguim: School dacweeyey Arday Facebook ku taageertay ISIS"},"content":{"rendered":"<p><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-large wp-image-180487\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/booliiska-belguim-740x444.jpg?resize=696%2C418\" alt=\"Policemen and a security officer stand outside a European parliament building in Brussels on Monday.\" width=\"696\" height=\"418\" \/><br \/>\n<strong>Iskool dugsi sare ah oo ku yaal magaalada Aalst ee dalka Belguim ayaa dacwad Booliiska u gudbiyey kadib markii labo kamid ah ardayda iskuulkaasi ay bartooda Facebook dhigeen hadalo lagu taageerayo kooxda ISIS ee ka dagaalanta Ciraaq iyo Siiriya.<\/strong><\/p>\n<p>Iskoolkan Vrij Technisch Instituut (VTI) ayaa shaaciyey inuu si joogto ah isha ugu hayo goobaha ay ardaydooda ku wada sheekaystaan sida internetka gaar ahaan Facebook, waxayna sheegeen inay arkeen waxyaabo badan oo cabsi geliyey sidaas darteedna ay magacyada ardaydan ugu gudbiyeen Booliiska.<\/p>\n<div class=\"other-ads\">\n<p>\u201c\u2026Arrintan waxay khuseysaa amaanka cid walba, waana sii wadaynaa inaan la socono ardayda waana soo gudbin doonaa wixii aan ka shakino\u2026\u201d ayaa lagu yiri qoraal kasoo baxay iskuulkaasi.<\/p>\n<\/div>\n<p>Balse waxaa su\u2019aalo la iska weydiinayaa in iskuulka uu sharci u heysto inuu si gaar ah u dabo galo ardayda halkaasi wax ka barata ee ku sheekaysta Facebook.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Iskool dugsi sare ah oo ku yaal magaalada Aalst ee dalka Belguim ayaa dacwad Booliiska u gudbiyey kadib markii labo kamid ah ardayda iskuulkaasi ay bartooda Facebook dhigeen hadalo lagu taageerayo kooxda ISIS ee ka dagaalanta Ciraaq iyo Siiriya. Iskoolkan Vrij Technisch Instituut (VTI) ayaa shaaciyey inuu si joogto ah isha ugu hayo goobaha ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":5204,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-5199","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1lR","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5199","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5199"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5199\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5199"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5199"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5199"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}