{"id":51827,"date":"2019-09-07T09:45:42","date_gmt":"2019-09-07T09:45:42","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=51827"},"modified":"2019-09-07T09:45:42","modified_gmt":"2019-09-07T09:45:42","slug":"wada-hadalkii-somalia-wuxuu-keenay-xasuuqii-la-inagu-sameeyey-oo-miiska-laga-qaaday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2019\/09\/07\/wada-hadalkii-somalia-wuxuu-keenay-xasuuqii-la-inagu-sameeyey-oo-miiska-laga-qaaday\/","title":{"rendered":"\u201cWada Hadalkii Somalia Wuxuu Keenay xasuuqii la inagu sameeyey oo miiska laga qaaday,\u201d"},"content":{"rendered":"<div class=\"td-post-featured-image\"><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/i1.wp.com\/www.sayruuq.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/faadumo.png?fit=659%2C499&amp;ssl=1\" data-caption=\"\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"entry-thumb td-animation-stack-type0-2\" title=\"faadumo\" src=\"https:\/\/i1.wp.com\/www.sayruuq.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/faadumo.png?resize=659%2C499&amp;ssl=1\" sizes=\"auto, (max-width: 659px) 100vw, 659px\" srcset=\"https:\/\/i1.wp.com\/www.sayruuq.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/faadumo.png?w=659&amp;ssl=1 659w, https:\/\/i1.wp.com\/www.sayruuq.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/faadumo.png?resize=300%2C227&amp;ssl=1 300w, https:\/\/i1.wp.com\/www.sayruuq.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/faadumo.png?resize=80%2C60&amp;ssl=1 80w, https:\/\/i1.wp.com\/www.sayruuq.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/faadumo.png?resize=555%2C420&amp;ssl=1 555w\" alt=\"\" width=\"659\" height=\"499\" \/><\/a><\/div>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_top td_uid_7_5d7379fd825af_rand td_block_template_4 \"><\/div>\n<p>Xisbiga Mucaaradka ee Waddani ayaa ka hadlay wada hadalada Somaliya, iyo qaabka ugu haboon ee loo waajihi karo, waxaanu ka digay in Xukuumadda Somaliland isku koobto wada hadalada.<\/p>\n<p>Xoghayaha Arrimaha Dibadda Xisbiga Mucaaradka ee Waddani Marwo Faadumo Siciid Ibraahim oo u warantay\u00a0<b>Wargeyska Geeska Afrika<\/b>\u00a0ayaa ugu horeyn hadalkeedii ku bilawday \u201cHaddii la doonayo\u00a0 wada hadalada Somaliya, in mar kale la furo waxaa daruuriya in la isweydiiyo maxaa la doonaya in laga wada hadlo, ajande ma haysanaa, mise sideenii hore ayeynu qalbi maafish ku galaynaa, markii hore hawada ayeynu bixinay ee maantana maxaynu bixinaa, laakiin dulucda wada haladu waa inay noqdaan sidii ayeynu oodaheena u kala qaadaana Somaliya, wixii inaga dhexeeyey\u00a0 sidee baynu u kala yeelana, mar haddii aynu taas ka hadlayn ma garanayo waxaa kale ee laga wada hadlayo\u201d.<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inline td_uid_6_5d7379fd823de_rand td_block_template_4 \"><ins class=\"adsbygoogle\" data-ad-client=\"ca-pub-9545570006615183\" data-ad-slot=\"4364499778\" data-adsbygoogle-status=\"done\"><ins id=\"aswift_2_expand\"><ins id=\"aswift_2_anchor\"><iframe id=\"aswift_2\" name=\"aswift_2\" width=\"468\" height=\"60\" frameborder=\"0\" marginwidth=\"0\" marginheight=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\" data-mce-fragment=\"1\"><\/iframe><\/ins><\/ins><\/ins><\/div>\n<p>Marwo Faadumo Siciid mar ay ka hadlay qaabka ugu haboon ee wada hadalada Somaliya loo waajihi karo ayaa tidhi\u201dTa kale waxaa iyana isweydiin mudan haddii la wada hadlayo yaa ka qayb galaya, ma kaligood bay sidii hore isku koobi doonaan, mise maanta waxay ka dhigi doonaan arin qaran, oo wada hadalada qaran ahaan baa lagu galayaa, si taladda loo badsado, haddii la doonayo in wada hadaladu midho dhal noqdaan, waa in arin qaran laga dhigaa, haddii kale sidii kuwii hore ayuu iska dhicisoobi doonaa, sidii markii ugu horeeysay ee wada hadalada la furay, sidii lagu bilaabay in dib loogu soo celiyo weeye, Xukuumadda oo kaligeed wada hadalada isku koobta waxay inoo dhashay hawadeenii oo la wareejiyey iyo xasuuqii la inagu sameeyey oo miiska laga qaaday, oo cidla ayaa la ina diray, markaas maanta weynu garanay khasaaraha ay keeni karto Xukuumadda oo isku koobta wada hadalada, ee wada hadalada Somaliya arin qaran ha laga dhigo, ha laga fiirsado, oo ha laga doodo, si uu noqdo arin laga midaysan yahay, wax hadhaw kaligaa ka daba imanayana ma noqonayso, ee bal aynu eegno waxay Xukuumaddu yeesho, iyo qaabka ay u waajahado\u201d<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xisbiga Mucaaradka ee Waddani ayaa ka hadlay wada hadalada Somaliya, iyo qaabka ugu haboon ee loo waajihi karo, waxaanu ka digay in Xukuumadda Somaliland isku koobto wada hadalada. Xoghayaha Arrimaha Dibadda Xisbiga Mucaaradka ee Waddani Marwo Faadumo Siciid Ibraahim oo u warantay\u00a0Wargeyska Geeska Afrika\u00a0ayaa ugu horeyn hadalkeedii ku bilawday \u201cHaddii la doonayo\u00a0 wada hadalada Somaliya, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":51828,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-51827","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/faadumo.png?fit=659%2C499&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-dtV","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/51827","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=51827"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/51827\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":51830,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/51827\/revisions\/51830"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/51828"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=51827"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=51827"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=51827"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}