{"id":5181,"date":"2015-02-03T15:16:59","date_gmt":"2015-02-03T15:16:59","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=5181"},"modified":"2015-02-03T15:16:59","modified_gmt":"2015-02-03T15:16:59","slug":"macluumaad-badan-oo-kasoo-kordhay-weerar-kooxda-boko-haram-ay-ku-qaaday-magaalada-baga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/02\/03\/macluumaad-badan-oo-kasoo-kordhay-weerar-kooxda-boko-haram-ay-ku-qaaday-magaalada-baga\/","title":{"rendered":"Macluumaad Badan Oo Kasoo Kordhay Weerar Kooxda Boko Haram Ay Ku Qaaday Magaalada Baga"},"content":{"rendered":"<p>Bil kaddib markii uu dhacay weerarkii ay Boko Haram ku qaaday magaalada Baga ee waqooyi bari ee dalka Nigeria ayay BBC-da u suurtagashay in ay la hadasho dadka degaanka oo isku dayey in ay iska dhiciyaan mitidiinta soo weeraray. BBC-da ayaa waxay u sheegeen in ay isku dayeen inay baangado kala hortagaan kooxda weerarka soo qaaday oo ahayd koox aad u hubayasnayd.Weriye BBC-da ka tirsan ayaa sheegaya in ay adagtahay in la ogaado tirada dadka ku dhintay weerarkaasi balse waxa uu intaasi ku daray in gaadhayso boqolaal oo aanay ahayn kumanaan.<\/p>\n<p>Weriyaha ayaa waxa uu la kulmay dad u sheegay in weerarka uu ahaa mid socday mudo saacadaha, oo xitaa kooxda boko haram ay dadka ku layanaysay baabuurtoodaWaxay u sheegeen in dadka dhintay ay u badnaayeen dumar iyo caruur Dad badan oo kale ayaa u talaabay dalalka deriska ahWarbixintana ayaa ku soo beegmaysaa iyadoo isniintii qof dumar ah oo isu soo rakibay waxyaabaha qarxa ay ku dhishay magaalada Gombe saddex qof.<\/p>\n<p>Weerarkaas ayaa waxa uu dhacay daqiiqado yar kaddib markii madaxweynaha dalkaas uu ka tagay goob uu khudbad ka jeediyey oo ku dhowayd goobta uu qaraxa ka dhacay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Bil kaddib markii uu dhacay weerarkii ay Boko Haram ku qaaday magaalada Baga ee waqooyi bari ee dalka Nigeria ayay BBC-da u suurtagashay in ay la hadasho dadka degaanka oo isku dayey in ay iska dhiciyaan mitidiinta soo weeraray. BBC-da ayaa waxay u sheegeen in ay isku dayeen inay baangado kala hortagaan kooxda weerarka soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":5183,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-5181","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1lz","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5181","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5181"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5181\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5181"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5181"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5181"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}