{"id":5171,"date":"2015-02-03T15:09:08","date_gmt":"2015-02-03T15:09:08","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=5171"},"modified":"2015-02-03T15:09:08","modified_gmt":"2015-02-03T15:09:08","slug":"diyaaraddo-duqeeyay-fariisimo-al-shabaab-ku-leeyihin-duleedka-kismaayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/02\/03\/diyaaraddo-duqeeyay-fariisimo-al-shabaab-ku-leeyihin-duleedka-kismaayo\/","title":{"rendered":"Diyaaraddo duqeeyay fariisimo al-Shabaab ku leeyihin duleedka Kismaayo"},"content":{"rendered":"<p><strong><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/Kenyan-Airforces-in-Somalia-300x206-300x170.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-5173\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/Kenyan-Airforces-in-Somalia-300x206-300x170-300x170.jpg?resize=300%2C170\" alt=\"Kenyan-Airforces-in-Somalia-300x206-300x170\" width=\"300\" height=\"170\" \/><\/a>Diyaaraddo dagaal loo maleynaayo in laga leeyahay dalka Kenya ayaa duqeymo ka geystay duleedka magaalada Kismaayo oo ay la beegsadeen goobo ay ku sugnaayeen maleeshiyaad ka tirsan ururka al-Shabaab.<\/strong><\/p>\n<p>Wararka ayaa sheegaya in duqeynta ay ka dhacday degaanka Yoontooy oo ilaa 15-km u jirta magaalada Kismaayo, waxaana aagas dhowaanahan uu ka socday dagaalo u dhaxeeya Ciidamada maamulka Jubba iyo kuwa Kenya oo ka tirsan AMISOM iyo maleeshiyada al-Shabaab.<\/p>\n<div class=\"other-ads\">\n<p>Lama yaqaano khasaaraha ka dhashey duqeynta, mana jiraan wax war ah oo kasoo baxay saraakiisha Ciidamada Kenya ku sugan gobolka Jubbada hoose.<\/p>\n<\/div>\n<p>Sabtidii lasoo dhaafay ayay ahayd markii diyaarado aan la aqoon duqeeyeen degaan ka tirsan gobolka Shabeelaha hoose oo ay ku sugnaayeen maleeshiyaad al-Shabaab ah, waxaana Gudoomiyaha gobolka shabeelaha hoose uu sheegay in lagu dilay duqeynta ay geysteen diyaaraddaha aan cidna (drones) ku dhinteen ugu yaraan 45-dagaalyahan oo ka tirsan al-Shabaab.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Diyaaraddo dagaal loo maleynaayo in laga leeyahay dalka Kenya ayaa duqeymo ka geystay duleedka magaalada Kismaayo oo ay la beegsadeen goobo ay ku sugnaayeen maleeshiyaad ka tirsan ururka al-Shabaab. Wararka ayaa sheegaya in duqeynta ay ka dhacday degaanka Yoontooy oo ilaa 15-km u jirta magaalada Kismaayo, waxaana aagas dhowaanahan uu ka socday dagaalo u dhaxeeya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":5173,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-5171","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1lp","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5171","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5171"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5171\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5171"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5171"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5171"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}